Allow ka dhig dilkii Dr Axmed Xaaji C/raxmaan dilkii Siciid Ibnu Jubeer oo kale
(December 13, 2011)
 Waxay mahad Idelkeed u sugnaatay Allaha Subxaanuhu , Nabadgelyo iyo Naxariis Nabiga Muxamed dushiisa ha ahaato intaas ka dib , waxay ahayd maalin isniin ah 05/12/2011, ku beegan 09ka muxaram 1433
Xilibaan ka tirsan DFKM oo sheegay in ay xilkii ka qaadeen guddoomiyaha baarlamanka DFKM
(December 13, 2011)
Muqdisho:-Waxaa maanata kulan ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka xilibaano ka tirsan DFKM oo sheegay in tiradoodu gaarayso ilaa 280 xilibaan ay xilka guddoomiyaha baarlamanka DFKM ay ka xayuubi y
Waa yaab! Dadka dilaya dadka muslimka ah maxay u daliishanayaan ?
(December 13, 2011)
Alle baa mahad oo dhan u sugnaatay  intaas ka dib Waa yaab! Dadka dilaya dadka muslimka ah maxay u daliishanayaan ? Maxaa dan ah oo ugu jirta dil kaas ? Diintee u banneysay? Maxaa argagax loo galiyey
Dagaal xalay ka dhacay deegaanka Taabta ee gobolka J/hoose.
(December 13, 2011)
Kismaayo:-Wararka aan ka hellayno degaanka Taabto ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in halkaas uu ka dhacay dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidanka Raaskaanboon,  kuwa DFKM oo gacan ka hellay ciidan
Bayaan ka soo baxay kulan diimeedkii lagu qabtay, Masjidka Abubakar Assadiq,Minneapolis
(December 13, 2011)
Minneapolis:-Waxaa lagu qabtay Masjidka Wayn ee Abubakar As-saddique Islamic Center Minneapolis, MN, Kulan Cilmiyeed halku dheggiisu ahaa: (SAAMAYNTA DHIMASHADA CULIMADU UMMADDA KU LEEDAHAY) Jimce 12/