Khudbadii Sh.C/qaadir Nuur Faarax ka jeedshay shirkii wadatashiga ee Garoowe(Maqal iyo Muuqaal)
(December 27, 2011)
Garoowe:Ka dib markii codsi tiro badan uu nooga yimid ducaad iyo culumo iyo weliba akhristayaasha Halgan net taas oo ku saabsan khudbadii uu ka jeedshay Shiikh C/qaadir Nuur Faarax shirkii wadata sh
Ciidamo ka tirsan Booliska DFKM oo galabta xiray xaruntii golaha baarlamaanka DFKM
(December 27, 2011)
Muqdisho:-Ciidamo ka tirsan Booliska DFKM ayaa galabta albaabada iskugu dhuftay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ka dib markii uu amarka lagu xirayo uu bixiyey wasiirka arimaha gudaha ee
Raisulwasaaraha DFKM C/wali Maxamed Gaas oo ku sugan Degmada Carmo.
(December 27, 2011)
Carmo:-Wafdi uu hogaaminayo Raisulwasaaraha DFKM C/wali  Gaas iyo madaxweynaha Puntland ayaa goordhow soo gaaray Degmada Carmo ee gobolka Bari iyaga oo ka soo ambabaxay magaalada Qardho ee xarunta go
Wafdi uu hoggaaminayo Raisul wasaaraha DFKM oo soo gaaray Qardho
(December 27, 2011)
Qardho:-Wafdi uu hoggaaminayo Raisulwasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” iyo madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole  ayaa saaka gaaray degmada Qardho ee xarunta gobolka Karka