Sh.Umal oo Muxaadaro uga hadlay been abuurka oo shaqo laga dhigto si loo xalaalshado dhiiga muslimiinta.(Dhagayso)
(December 4, 2011)
Nairobi:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa muxaadaro u jeediyey boqolaal Soomaali ah oo kala socday Qolka Islamic Al-taqwaa Center ,Teleconverceyada isagoo ku sugan Masjidka weyn ee Abuubakar ee ma
Kulan diineed ay culimadu uga hadleen dabkii ka dhacay Suuqa Boosaaso oo ka dhacay Masjidka Al-Rowda.(Dhagayso)
(December 4, 2011)
Boosaaso:-Waxaa caawa Salaadii Makhrib ka dib Masjidka Al-Rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ka dhacay kulan wacyi gelin loogu sameeyey dadkii Soomaaliyeed ee hantidooda ku baa ba'day
Ciidamo Ethiopia iyo kuwa Soomaali ah oo soo galay deegaano ka tirsan gobalka Gedo
(December 4, 2011)
Gedo:-Wararka caawa naga soo gaaraya Degmada luuq ee gobalka Gedo ayaa sheegaya  in Ciidamo Ethiopian ah ay soo galeen deegaano ka tirsan gobalka Gedo waxaana weheliya ciidamo Soomaali ah kuwaas o
Soonka Muxaram waa Fursad Qaaliya! W/Q Calinuur Xoogsade
(December 4, 2011)
Bilaha 12ka ah ee aan tirsano hadii aan nahay Muslimiin waxaa ugu horeeya Muxaram oo ah mid ka mid ah Afar bilood oo si gaar ah Xurmad u leh, bishaan Muxaram waa waxaa la jeedeeyaa in la Soomo maadaam
Waa ayo kooxda Xuutiyiinta ah ee weerarka ku haya Markazka weyn ee Daarul Xadiis ee Damaaj( Video)
(December 4, 2011)
Yemen:-Waxaan caawa idiin soo gudbinaynaa Filim yar oo uu Mowqiciga Islaamiga ah ee la yiraahdo Burhaan uu ka diyaariyey kooxda Shiicada ah ee Xuutiyiinta oo weerarka gardaro ah ku soo qaaday Markizki