
(December 6, 2011)
London:-Anigoo ku hadlaya afka walaalaha Somali Islamic Altaqwaa network iyo Walaalaha Qolka Tele Conferenceka 114 waxaan tacsi u diraynaa.Dhamaan Shacabka Muslimiinta ah ee kunool caalamka dhamaantii

(December 6, 2011)
Boosaaso:-Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka Soomaaliya hadalna ka jeediyey aaskii marxuun Sheekh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo maanta lagu aasay qabuuro ku yaal boo

(December 6, 2011)
Muqdisho:-Sh. Bashiir Ahmed Salaad oo ah Guddoomiyaha ururka Ictisaam ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dilkii Sh.Dr Ahmed Xaji C/raxmaan oo saaka lagu dilay magaalaa Boosaaso ee xarunta Gobol ka B

(December 6, 2011)
S.Afrika:-Majlis Al-Bayaan Al-Islaami ee dalka Koonfur Afrika ayaa tacsi u diraya dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Sheekh Dr Ahmed Xaji C/raxmaan waxayna alle ugu baryayaan ín uu jan

(December 6, 2011)
Waxaan halkan Rabbi u weydiinaynaa in Rabbi uu u naxariisto Shiikh. Dr. Axmed X. C/Raxmaan oo ay dishay gacan ka xaq daran. Wax u tacsiyaynaynaa dhammaan elehadii uu ka tegay iyo shacab weynaha Soomaa

(December 6, 2011)
Annagoo ku hadleena magaca maamulka xarunta Islaamka ee magaalada Stockholm waxaan tacsi halkaan uga direenaa dhammaan ummada Soomaaliyeed iyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday fadiilatu Sheek

(December 6, 2011)
London:-Sh.Dr.C/risaaq Takar ayaa nasiixa guud u jeedshay iyo tacsi dhamaan umada Soomaaliyeed waxaana uu ugu baaqay ehelada iyo dhamaan culumada Soomaaliyeed in ay sabraan oo ay alle ka baqaan dulq

(December 6, 2011)
Denmark:-Marka hore Allaah waxaan u waydiinaya inuu sheekha u naxariisto eheladiisii iyo ummada soomaaliyeed na sabir iyo iimaaan ka siiyo . Intaas kadib : dhaqanka soomaalida kama mid ahayn i

(December 6, 2011)
Muqdisho:-Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxaya ayaa waxaa uu ku qarxay isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho, waxaana ku dhintay 3 ka mid ah askarta DFKM waxaana ku dhaawacmay tiro intaas ka bada

(December 6, 2011)
Nairobi:Culumada ku dhaqan dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa kulan ay qaatee waxay ka soo saareen Bayaan ay ku inkirayaan dilkii foosha xumaa ee loo geystay alaha u naxariisteen Sheekh Dr.
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|