Sh.Maxamuud Shible oo na soo gaarsiyey qoraal uu uga warramayo wixii dhexmaray isaga iyo Sheekh Xasan Maxamuud Takar
(December 7, 2011)
Sh.Maxamuud Shiikh Maxamed Shible ayaa caawa waxaa uu shabakadaha Somalireal iyo Halgan.net soo gaarsiiyey qoraal uu uga warramayo wixii dhexmaray isaga iyo wadaad lagu magacaabo Sh.Xassan Maxamuud Ta
Waraysi Sh Maxamed Idirs kaga hadlay dilkii Sh.Dr axmed Xaaji C/raxmaan.(Dhagayso)
(December 7, 2011)
Geeridii ku Timid Shiikh dr Axmed Xaaji cabdiraxmaan waxaa ay gilgishay Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaana Shiikha dil u geystay gacan ka xaq daran xili uu ku jiray dimada allah ama
Gabdhaha reer Leicester UK oo tacsi ka diray dilkii Shiikh Dr Axmed Xaaji
(December 7, 2011)
Leicester :-Waxaan halkaan tacsi uga diraynaa Umada Soomaaliyeed gaar ahaan xaasaskii,caruurtii iyo qaraabadii uu ka tegay Shiikheenii qaali ahaa Shiikh Dr Axmed Xaaji Cabdirixmaan,waxaanu sheikh Alle
Ciidanka Booliska ee magaalada Boosaaso oo qabtay 10 qof una dhaadhiciyey Xabsiga
(December 7, 2011)
Boosaaso:Ciidanka Booliska iyo kuwa birmadka ee magaalada Boosaaso ayaa saaka waxaa ay howl gal ka sameeyeen xaafado ka mid ah magaalada Boosaaso  iyagoo baadi goobaya dhagar qabayaashii dilka foosha
Sh.Dr. Axmad Xaaji C/raxmaan yaa dilay?. W/Q: Sh.Xassan Maxamed Ibraahim (Abu Xasaan)
(December 7, 2011)
Mecca:.-Dilkii foosha xumaa ee loo gaystay Dr. Axmad Xaaji C/raxmaan (Alle ha u naxariistee) wuxuu naxdin iyo tiiraanyo ku abuuray cid walba oo sheekha taqaannnay carab iyo cajamba, dikliisuna wuxuu n
Dawlada Kenya ayaa ogolaatay in Ciidamadeeda qaadato magaca AMISOM
(December 7, 2011)
Nairobi:-Kulan ay isigu  yimaadeen Golaha wasiiradda ee Dawladda Kenya ayaa waxay isku raaceen in Ciidamada Meleteriga Kenya ee gudaha Soomaaliya ku soo xadgudbay ay qaataan magaca AMISOM si ay qe
Hay’adda culumada soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay dilkii Dr Ahmed Xaji(Akhriso)
(December 7, 2011)
Muqdisho:-Hay’adda culumada soomaaliyeed ayaa maanta bayaan ka soo saartay dilkii Dr Ahmed Xaaji C/raxmaan raximahulaah iyada oo tacsi u dirtay dhamaan ehelkii iyo qaraabadii Sheekh Dr Ahmed Xaji C/
Bayaan culumada ay ka soo saareen dilkii Dr.Axmed Xaaji C/raxmaan(Akhriso)
(December 7, 2011)
Boosaaso:-Nadwo diini ah oo xalay lagu qabatay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari ayaa waxaa looga hadlay dilkii Dr Ahmed Xaji C/raxamaan waxaana ay culumada si weyn u dhaleeceeyeen cida fulis
Maamulka iyo Culumada Masjid Rawdah Mpls, MN oo tacsi u diraya eheladii Dr Ahmed Xaji
(December 7, 2011)
Minisota:-Waxaa Sadma iyo jaahwareer nagu riday warka naxdinta leh ee ah in caalimkii ummadda Soomaliyeed Sheikh Dr.Ahmed Haji Abdirahman si xaqdarro ah loo dilay. Runtii taasi waa musiibo ku dhacday
Kulan diini ah caawa lagu qabtay Masjid Al-Rowada oo looga hadlay dilkii Sh.Dr Ahmed Xaji (Dhageyso)
(December 7, 2011)
Boosaaso:- Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari ayaa caawa waxaa lagu qabtay kulan diini ah oo looga hadlay taariikhdii Shiikh.Dr Ahmed Xaaji C/raxmaan waxaana kulankaas ka soo qeyb galay dad we

Next Page »