Muxaadaradkii Sh.C/raxmaan Abyad ka jeediyey Masjidka Tawxiid (Dhageyso)
(December 23, 2011)
Denmark:- Sh.C/raxmaan Abyad oo ka mid culumada iyo ducaada ku nool dalka Denmark ayaa ka jeediyey Masjidka al-tawxiid  muxaadaraad musal salka ah oo uu Sh.C/raxmaan Abyad ugu magacdaray  خطور
Caalim Geeridii waa Furin aan la Awdi karin.(Daawo 10 Muxaadaro oo Muuqaal ah)
(December 23, 2011)
Sidaan horay idinku balan qaadnay illaahay fadligii waxaan idiin soo gudbinaynaa 10 Muxaadaro oo daawasho ah, kana mid ah Nadwadii lagu qabtay Masaajidka Abubakar ee Minneapolis oo cin waankeedu ahaa
Shirkii wadatashiga ee ka socday magaalada Garoowe oo dib u furmay maalinta beri ah
(December 23, 2011)
Garoowe:-Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee xarunta Puntland  ayaa sheegaya in shirkii wada tashiga ee ka socday Garoowe go,aamadii ka soo bixi lahaa loo dib dhigay maalinta beri ah iyadoo t
3 qof oo u shaqaynayey hay’adda WFP oo lagu dilay degmada Matabaan
(December 23, 2011)
Matabaan:-Waxa maanta lagu dilay ilaa 3 qof oo shaqaalo ah oo u shaqaynayey hay.adda gar gaar ka ah ee WFP ee degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan , nin hubeysan ayaa si bareer ah u dilay 3 qof oo sha