Nadwadii ka socotay South africa oo gashay habeenkii Labaad (Warbixin)
(December 25, 2011)
South africa:-Waxaa caawa halkeedii ka sii socotay nadwadii diiniga ahayd ee ka bilaabatay dalka South africa  iyada oo caawa ahayd habeenkii labaad oo ay nadwadu si habsami leh uga socoto xarun ta
Qarax miino oo saaka ka dhacay degaanka Qorofo ee koonfurta magaalada Boosaaso
(December 25, 2011)
Boosaaso:-Qarax miino oo saaka ka dhacay degaanka Qorofo oo ilaa 50 Km u jirta dhinaca koonfureed degaanka Karin iyo Yalho , qarax ayaa waxaa ku dhintay Jaamac Nuur Shire Garash oo ahaa madaxa ciidama
Diyaarado shalay galab duqeeyey Jaziirada Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose
(December 25, 2011)
Kudhaa:-Diyaarado laga leeyahay dalka Kenya ayaa mar kale waxaa ay duqeyn ka geysteen shalay galab Jasiirada Kudhaa ee gobolka Jubada Hoose , duqyentaan ay geysteen diyaaradaha ayaa waxaa ka dhashay