Muxaadaradii 3aad ee Sh.Maxamuud Shible ee Al-walaa walbaraa (Dhageyso)
(December 29, 2011)
Cap-town:-Waxaa u mahad celineynaa dhamaan walaalihii nagu baraarujiyey in aysan dhaqeynay muxaadarada 3aad ee alwalaa walbaraa Sheekh Maxamuud Shible alaha dhowree uu ka jeediyey nadwadii ka soctay w
Dowradii 6aad oo ka dhici doonta Masjidka Al-Taqwa ee magaalada Arhus ee dalka Denmark.
(December 29, 2011)
Arhus:-Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan umada Soomaliyeed ee ku nool wadanka Danmark gaar ahaan magaalada Aarhus inay ka dhicidoonto MASJIDKA ATAQWAA(Åbyhųj)ee magaalada Arhus-Danmark dawradii 6aad e
Nadwo diini ah oo si habsami leh uga socota caawa magaalada Cape Town(Warbixin)
(December 29, 2011)
Cape Town :-Waxaa maalmahan ka socday dalka Koonfur Afrika shir sanadeedkii labaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika shirkaan ayaa waxaa qaban qaabadiisa lahaa golaha dacwada ee Al-bayaan,
Ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab oo weerar gaadmo ah ku qaaday Ciidanka dalka Kenya
(December 29, 2011)
Kismaayo:-War goordhow na soo gaaray ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab ay weerar gaadmo ah laba jeer ku qaadeen kolonyo baabuur ah oo marayey inta u dhexeysa Taabta iyo Dhoobley wax
Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr Cabdiweli Gaas oo maanta booqday Maxjaro ku yaala Bosaaso iyo Jaamacadda Bariga Afrika(Masawiro)
(December 29, 2011)
Bosaaso, Khamiis, December 29, 2011------Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdigii ballaarnaa ee uu hogaaminayay muddooyinkii ugu dam beeyeyna booqasho ku marayay qeybo ka
Waxyaalaha laga faaiidi karo Muxaadaradii Sh.Cabdiqadir Nuur Farax ee shirkii Garoowe.
(December 29, 2011)
Sida la wada ogsoonyahay waxaa markii ay taariikhdu ahayd December 21, 2011 ka furmay magaalada garoowe shir loogu magic daray WADA TASHI, shirkaas ayaa waxaa muxaadaro gaaban oo socotay 7 daqiiqo ku