Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFKM oo shirjaraa,id ku qabtay magaalada Garoowe
(December 22, 2011)
Garoowe:-Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga qaranka ee DFKM  Cabdisamed Macalin Maxamuud Sheekh Xassan ayaa maanta shirjaraa,id ku qabtay  o caasimada dawlada Puntland ee Garoowe waxaa uu canbaaree
Shirka wadatashiga wejigiisii 2aad oo maalintii 2aad ka socda magaalada Garoowe
(December 22, 2011)
Garoowe:-Shirka wadatashiga wejigiisi 2aad ayaa waxaa saaka mar kale dib uga furmay magaalada Garoowe ee xarunta Puntlland iyadoo shirka maanta uu ka duwanaa kii shalay oo ahaa furitaan , shirka maant
Sheekh Dr.Axmed Xaaji wuxuu u dhintay Siyaasadda Naceyb-Abuur W/Q Dr.Eenoow
(December 22, 2011)
Sweden:-Qalbi ay murugadu jar-jartay ayaan ugu tacsiyeeneynaa ehelada walaakeena aanu jecleyn Dr. Axmad Xaaji Cabdiraxmaan. Goortuu nala joogeyna waanu jecleyn, haddoo uu naga maqan yahana waanu jecel
Ciidanka amniga Garoowe oo qabtay niman ku labisan tuutaha ciidanka Puntlland
(December 22, 2011)
Garoowe:-Ciidanka amaanka ee magaalada Garoowe ee xarunta Puntlland ayaa waxaa lagu qabtay rag ku soo labistay tuutaha u gaar ka ah ciidanka Puntlland kuwaas oo degay Hotel ku yaal magaalada kuwaas oo