Mujaahidiinta Fadhi ku-dirirka W/Q Maxamed Nuur Shir
(December 9, 2011)
Mujaahidiinta Fadhi ku-dirirka, waa qormo aan ku qaadaa dhigi doono  dhaqannada cusub ee ay  soo kordhiyeen qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed. Barasho wanaagsan Mujaahidiinta Fadhi ku-dirir
Taariikh Nololeedkii Shiikh Dr. Axmed X. Cabdiraxman W/Q Shiikh Maxamed Idiris
(December 9, 2011)
Mahad oo dhan Ilaah baa leh, Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato, waxaan wax yar oo hordhac ah warqaddan ku xariiqayaa si koobaan, Noloshii Walaalkay, Saaxiibkay, Rafiiqii Cimriga Shii
Muxaadaro ”Sh Xassan Takar oo ka leexday jawaabtii laga sugayey been abuurkiina dib ugu noqday” Sh Umal.(Dhagayso)
(December 9, 2011)
Nairobi:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa xalay muxaadaro uu u jeediyey boqolaal Soomaali ah oo kala socday Qolka Islamic Al-taqwaa Center ,Teleconverceyada isagoo ku sugan Masjidka weyn ee Abuubakar ee
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland oo tacsi ka diray dilkii Shiikh.Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan
(December 9, 2011)
Finland:-Hadaanu nahay walaalaha Soomaliyeed ee ku nool wadanka Finland ee ka soo jeeda Puntland, waxa aanu tacsi tiiraayo leh u diraynaa Umada Soomaaliyeed , Dilkii arxandarada ahaa ee lagula kacay w
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab oo looga hadlay dilkii Sh.Dr Axmed Xaaji.(Dhagayso)
(December 9, 2011)
Qardho:-Waxaan akhristayaasha sharafta leh ee Halgan .net aan maanta u soo gudbinaynaa Khudbo jimcihii maanta ee masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar, Khudbada maanta ay