Baneysiga Dhiiga Muslinka Sheekh Maxamed idirs iyo Sheekh Ahmed Nuur (Daawo)
December 12, 2011 - Written byMinisota:-Culumada iyo Ducaada dalka Mareykan gaar ahaan magaalada Minisota ayaa waxay qabteen kulan diimeed ay uga hadleen taariikhdii Dr Ahmed Xaji C/raxmaan iyo sida ay u banaaneyn in qofka muslinka dhiigiisa lagu baneysto tuhum aan sal lahayn waxaana kulankaas ka soo qeyb galay culumo iyo dad weyne aad u tiro badan
Kulanka ayaa waxaa isku soo duba riday Masjidka Abuubakr Sadiiq hoos ka Dhageyso Muxaadaraadkii laga jeediyey gaar ahaa kuwa ay jeediyeen sheekh Maxamed idirs iyo Sheekh Ahmed Nuur.
Sheekh Maxamed idirs oo ka hadlaya Taariikhdii Dr Ahmed Xaji
Sheekh Ahmed Nuur oo ka hadlaya Khatarta Baneysiga dhiiga Muslimiinta
Halgan.net/Alyaqiin.com

.gif)

