Caalim Geeridii waa Furin aan la Awdi karin.(Daawo 10 Muxaadaro oo Muuqaal ah)

December 23, 2011 - Written by

Sidaan horay idinku balan qaadnay illaahay fadligii waxaan idiin soo gudbinaynaa 10 Muxaadaro oo daawasho ah, kana mid ah Nadwadii lagu qabtay Masaajidka Abubakar ee Minneapolis oo cin waankeedu ahaa “أثر فقد العلماء على الأمة Saamaynta Dhimashada Culimadu Ummada ku Leedahay” Muxaadarooyinkaan oo aad muhiim u ah kana faa’iidaysteen dad fara badan ayaa kuna soo aaday xili aad u xasaasi ah oo ah Dilkii loogu gaystay Boosaaso Dr. Axmed Xaaji Cabdirahman illaahay ha u naxariistee. Muxaadarooyinkaan ayaa ah kuwa ka sheekaynayaa taariikhdii Dacwada iyo sidii lagu soo gaarsiiyey marxalada ay maanta marayso, iyo dadkii dacwadaan soo unkay oo uu ka mid ahaa Dr. Axmed, sidoo kale waxaa laga hadlay Manhajka Dacwada Salafiyada Soomaaliya.Waxaan idiin rajaynaynaa inaad ka faa’iidaysan doontaan. Illaahay hanaga dhigo kuwa hadalka dhagaysta kiisa wanaagsana qaata.

Hoos ka dhagayso ilaa 10 muxaadaro oo Maqal iyo Muuqaal ah

Leave a comment

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online