Ciidamada Kenya oo Qarax lagula beegsaday agagaarka Xerada Qoxootiga Xagar-dheer

December 19, 2011 - Written by

Kenya:-Wararka naga soo gaaraya xerada qoxootiga Xagar-dheer ee deegaanka Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Qarax geystay dhimashada 2 ka mid ah  askarta Kenya uu ka dhacay barqadii maanta  agagaarka xerada qoxootiga Xagar-dheer .

Qarax lala eegtay ciidamada Kenya ayaa ahaa nooca dhulka lagu aaso waxaana uu burburiyey gaari Toyoto ah oo ay la socdeen qaar ka mid ah askarta Kenya  sida ay sheegayaan dad joobjoog ah .Askarta Kenya ayaa intaas ka dib waxay howgalo ka sameeyeen agagaarka xerada waxay qabteen dhowr qof oo qoxooti ah.

Ma ahan markii ugu horreysay oo ciidamada Kenya qaraxyo lagula beegsado meel ku dhow xeryaha qoxootiga ee xagar dheer iyo Dhadhaab ilaa iyo intii ay ciidamada Kenya duulaanka ku qaadeen gobalka J/Hoose ee Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,214 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>