Sheekh Umal oo si Adag uga hadlay geerida Meles iyo Been abuurka Somalimemo (Video +Cod)

August 24, 2012 - Written by

Nairobi :Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadiisa jimcaha maanta si adag waxaa uu uga hadlay Maamulada ka jira dalka ee ka tacsiyeeyey  geeridii ku timid Raisulwasaarihiii dalka Itoobiya ee Meles Zenawi ee xasuuqa iyo dhibaatada badan ka geystay dalka Soomaaliya iyo Somaligalbeed(Ogaadeeniya).

waxaa kale oo uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka hadlay bayaankii been abuurka ahaa oo ay faafiyeen kuwa ku aafeysan caayda culumada iyo been abuurka gaar ahaan mareegta Somalimemo.net

Halkan ka Eeg Bayaankii Been Abuurka ahaa oo Halgan.net wajiga ka feyday

Hoos ka daawo Khudbadii maanta ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah

Hoos ka dhageyso Khudbadii jimca ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal
[audio:https://halgan.net/Mp3/khudbo_umal 24.mp3] Ama Halkan Mp3

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

37 Comments so far

Leave a comment

  1. jazakallah kheiral jazzah ya sheikhana el faadil.nuhibuka fillah.

  2. masha alaah jazaakalahu kheynarn yaa sheykhanaa maxamed ilaahey ha inoo xifdiyo culimadena dacwadoodane mid barakeeysan alaaha ka yeeelo

  3. asc wr wb jazakallah waxafidahulah shequnaa allah ajar badan hakasiiyo wanada iyo runta uu markasta dadka usheego allah hakuxifdiyo sheikh

  4. shiikha allaha xifdiyo isaga iyo culumada kale ee la manhajka ah
    waa waqtigii culumada alle dadka ku bad baadin jiray

  5. allaha xifdiyo sheekh umal barakallaah ya shey khanaa

  6. ilaahay qabriga ha xifdiyo shekkh mahamed

  7. Asc Culimada khayr alaha siiyo laakiin waxaase fiicnani lahayd in mawqifkoooda midaysnaado si cadawga aan isaga celino

  8. acww. allaahu mabaarik culamaa,anaa, waxfidhum min keydil kaainiin!! min kulli sharin yaa RABIL caalamiin…aamiin yaa RABBI…

  9. maasha allaah qeer allaah ha ku siiyo sheekhow jazaakallaah jannadda allaah ha kugu bishaareeyo kulana umadda muslimka aamiin

  10. ALSHABAAB WAXAY UMMADDA BADEEN WAXAY BAREEN BAA KASII DARAN,waxaan taas ula jeedaa

    1-horta waxaa ay dalkaan u sababeen inay u sameeyaan cadaw tiro badan oo ka kala yimid dalal kala duwan oo imika sii cagacagaynaya 20kun
    2-waxaa shacabkii soomaaliyeed ay dalka uga baxeen si labanlaab uga badan dagaaladii qaballiga ahaa
    3-waxaa ay xataa dalka hogaankiisii iyo maamulkiisiiba gacanta ku dhigay kuwii ugu liitay ee shaqo ama maamul aan aqoon u lahayn sida MAHIGA oo karraani xun ka ahaa jamciyadda quruumaha xafiisyadeeda.
    4-Waxaa cadawgii soomaaliyeed ku dhiirraday inuu si boob ula kac ah ugu dhaqaaqo baddii soomaaliyeed ee weligood aysan cadaw hunguriyeyn, waxaa taas u caddeynaya dawladda kenya oo aan muddadii 20ka sano ee lasoo dhaafay aan weligeed soo faragelin arrimaha soomaaliya ay last time soo xaydxaydatey oo ay soo gashay dhulkii soomaaliyeed iyadoo gabbaad ka dhiganaysa magaca argagixiso la dirirka ee dhulalka muslimiinta lagu xalaashado, si cadna imika la sheegayo inay baddii soomaaliyeed shidaal ka qodanayso.
    5-iyagoo dib usoo celiyey nimankii saaxada ka baxay ee shacabka soomaaliyeed ka raystey waa suufiyo oo imika awood buuxa loo siiyey inay waax ku yeelato maamulka dalka.
    7-waxaa masiirkii iyo taladii ummaddan gacanta u geliyeen oo goaankeeda halka ay mari doonto siiyeen niman aan ummaddaan kaba warqabin oo dhaqan ahaan ama caado ahaanba iyo joqopraafi ahaanba waana kooxda xadgudtay ee isku magacawday ALQACIDDA kuwaas hoogga iyo halaagga ay muslimiinta badeen uusan cadawgeedu badin, kuwaasoo 1000naan km dalkaan ka jooga.

    intaas iyo in kasii badanba oo alshabaab ay dalkaan u sabab yeeshay waxaa waxaas oo dhan ka daran waxa ay shacabka soomaaliyeed bartey, oo maxay tahay..?
    1-Alshabaab waa kuwa da,yarta soo koreysa barey in shacabka soomaaliyeed la gaaleysiiyo oo diintoodii si fudud looga saaro
    2-waa kuwa ummadda barey in culimadii ummaddaan diintooda u ilaalinaysay lagu xadgudbo cirdigooda oo been abuurka iyo aflegaadada ula taagan hadh iyo hameyn
    3-waa kuwa dadkii mooryaanta ahaa ee diin aan waxba ka garaneyn inta qori u dhiibeen ku yiri mujaahidiin baad tihiin ka dibna si fudud uga dhaadhiciyey inay dhiigooda banneystaan
    4-waa kuwa waxmagaratada barey in masaajidda hortooda iyo salaadaha ka dib dadka mussalliinta ah lagu laayo, illaa masaajidii iyo salaadihiiba laga haajirey.
    5- waa kuwa banneeyey dilka culimada iyo ducaadda ee haddana ku magacaabey jihaad iyo shahaado
    6- waa kuwa ummadda barey in buhtaanka been abuurka iyo xadgudubku uu yahay nooc jihaadka ka mid ah iyo wax alle loogu dhowaado, waxaana taas idiin cadeynaya beenabuurka cad ee hadda ay ku sameeyeen culiamdii dacwadan ee xilli aannaan wax aheyn alle nagu badbaadiyey iftiinna noogu soo saarey

    Intaasoo dhami oo ah waxyaabaha ay ummadda bareen waa wax kusoo laabanaya dayaanada ummaddatan, hadii dayaanada ummaddau fasahaadana waa ummadda baaba,eeda iyo zuulitaankeeda, waana manhajka Alqacidda ee usuusha takfiirta salka ku hayya addunyadanna burburka iyo baaba,a muslimiinta ku dhacay ka dambeeyey, ilaahay waxaan ka baryeynaa inuu ummadda diinteeda iyo culimadeeda u ilaaliyo.

  11. ilaaaaaahaw barakeee sh umal

  12. asallamo calaykum waraxmatulaahi maasha alaahh shiiq umol alahha ku xafido maxaadarada wanaagsan aad dhamaan ujeedisay umada muslinka ahi alaahha kaa ajarsiiyo maalinta qiyaamo miisaanka kuu saaro aamiim aamiin waa waano dad badan oosoomaalia ahi ka waano qaataan maasha allaahh qayr alaha ku siiyo maasha allhh and alaha ku xafidiyo iyo culimada muslimiinta dhamaantoot aamiin aamiin nuur calaa nuur macsalaama alaahhu akbar alaahu akbar

  13. a.c.w
    waxaa mahadleh ilaahay waxaa kale oon umahad celinayaa culumada soo gudbisay khudbada sh mahamed waana arin loo baahnaa ilaahay khayr ha idin kujazeeyo dadaalkiina sh maxamedna alle ha xifdiyo iyo culimada muslimiinta dhamaan

  14. waxaan aad iyo aad ugu mahad naqayaa bacada ALLAH scw maamulka iyo shaqaalaha halgan.net ,iyo sheekheena allah ha xifdiyee sheikh Mohamed Abdi Umal,,,,,,,,,,,

  15. mansha allah sheekh allah yaxfiduka.ilahayna hanoo kaa daayo waxaad ka mid tahay culumada soo maaliyeed ee aad ugu taagan dacwada allah faafinteeda ,maxaa yeelay culumadu waa warathatul anbiyaa,adaana maanta nootagan oo xaqa sheegitaankeeda nala daaba taagan.allahga waxaan kuu waydiinaynaa cadawga islamka iyo cadowga culumadaba islamaka .rabania haku xifdiyo adiga iyo culumadeena intooda kalaba insha allah rabina hanoogu kaa kaadiyo insha allah.aadbaana kuu jeclahay allah dartiisna ayan kuu jeclahay ,rabina waxaan waydiisanayaa in uu janadiisa firdowsa uu nagu kulmiyo.
    waxaana kuu dardaarmayaa samir iyo dulqwaad in inta rabi ku siiyay uu kuu sii siyaadiyo. ws wr wb

  16. maasha allaah sh umul qayr allaha kusiiyo waxaase habooned nimankaan mar hore inaad umada uuga digto dad badan ayaa ka badbaadi lahaa oo maanta ku sirmay

  17. Asc wr wb dhamaan muslimiinta soo booqata webka barakaysan ee halgan.net runtii waxan si qalbi ah oo kal iyo laab ah u dhagaystay una dhuuxay khudbada Sheikh Umal Xafidullaah runtii waan qiirooday sida cad ee uu Sh Umal xaqa u cadeeyay dhalinyaradana ugu digay walaalayaal usoo duceeya dhalinyarada uu sheikhu sheegay ee qalbiga fiican balse kuwa dadka khaldaya ee shaarka culumada xirtay cadowguna soo dirsaday ay maskaxda ka khaldeen culumadoodii saxda ahaydna ku diray Ilaahoow rabiyow raxmaanoow sida sheikhu uu sheekhay kuwaas la dirir oo calaamo deg deg ah kasoo saar oo aduunka ku ceebee oo ku fashili walaalayaal webka somalimemo.net yaan dib dambe loo boqan loona furin maxaa yeelay waa web loo samaystay inislaamka lagu dumiyo culumada iyo dadkeedana lagu kala fogeeyo ALLOOW SIDAAD XAQA U CADAYSAY SHEIKH UMAL IYO CULUMADA KALANA NOO SOO GAARSIIYEEN NAGU OOFSO OO GADAASHOODA HANA FIDNAYN ALLOOW KUWA CULUMADA SHAQADA KA DHIGTAY QABO OO GACAN BIR AH KU QABO WALAALAHA AY QALDEENA KASOO REEB HALGAN.NET ILAAHAY ADINKANA MIISAANKA AAKHIRO HA IDIIN SAARO SIDAAD RUNTA NOOGU CADAYSEEN AAAAAMIIIIIIIIIN .

  18. ASC
    Ilaahay sheekha wanaag ha kaga abaal mariyo waa nin mujaahid ah oo jihaadkii waqtigaan ugu weynaa ku jira kaasoo ah in diinta ilaahay iyo ahalkeeda laga difaaco inxiraafaadka iyo beenta beenaalaaalka ilaahay jalla wacalaawaxaan weydiisanaynaa inuu sheekha iyo amsaashiisa nooilaaliyo noona sugo cilmigoodana noobarakeeyo.

    walaalaha halgananugu hore ayaan u sheeegay inay ku sifoobeen magaca ay wataan,waa niman halgamayaal ah ootaariikhda maanta meelaadu wanaagsan ka galay, u hiiliya xaqa garab istaaga culimada oo difaaca, daba galaoo waqti iyo xoolo iyo caqliba ku bixiya inay daba galaan beenta beenaalayaalka ilaa ay buulkeeda ugu galaan oo ku soo kashifaan, runtii waxaan leeyahay walaalahay halgan jihaad weyn ayay ku jiraan ilaahay ha idinka aqbalo walaalayaal juhuudiinna allaha barakeeyo miisaankiina xasanaadkana allaah ha idiin saaro, dadaalkaasna wada oo ha joojinina.

  19. asc masha allah walalayal ilah ba mahad iska leh ilah wada tosan hanagu hanuniyo walalayal

  20. Sheekh jazaakallaah kheyral jazaa dhib ideylkiis ilaahay hakaa haayo walaalaha soo galiyeyna kheyr badan allaha kasiiyo

  21. jazakum alahu khayr sheekheena iyo hagan.net

    shayadiinta hala kashifo

  22. aswc culmada allah xifdiyo. waana sugeynaa inta ay ka caddaaneyso arintan ummada jahawareerisay

  23. asc dhamaan islaamka oodhan sln kdb halgan.net waadc mahadsan tahiin sidda aad mar walba jaceshahiin wanaaga islaamka iyo qeyrka sln kdb sh m abdi umal ilaahay ajir hakaasiyo uxaad rada qiimaha bdn ee shalay aad jeedisay ilaahayna maalinta qiyaamo ha kugu daro aamin waadna mahadsan tahay sheekhafaaa

  24. Masha Allah Jazaka allah kheyr Sh Mohamed abdi Umal
    Allah Ha Xifdiyo Shekh

  25. WAXAAN ILAAHAY UGU MAHDINAYAA INBADAN INUU ALAAH SWT KASHIFAY KOOXAHA SHARWADAYAASHAA EE CULUMADA SALAFIYIINTAA HADAFKA KADHIGTAY WAXAAN KULEENAHAY CARADIINA KU DHINTA WALEE DIINTA IYO CULUMADABA INAYNAAD WAXBA YEELIKARIN

  26. Ilaahayow no xifdi shekhanaga ladagaalama inxiraafka diinaga ah

  27. Asc allah xifdiyo sheekh umal iyo culumad islamka maanta waa la’idin dhibay dul qaata ilaahay wuxuu jecel yahay kuwa dulqaata

  28. ASC WAAN IDIN SALAAM HALGAN.NET IYO DHAMAAN WALAALAHA
    WAXAAN AAD OOGU FARAX SANAHAY SHEKHA HADALKIISA IN AAN MAQLO WAXAANA KAXUMAHEY KUWA KU BEEN ABUURTAY CULUMADA WANAAGSAN ILAAH DARTIIS AYAAN U JECLAHEY SHEIKH IYO KU WA SOO GALIYEYBA

  29. AS WR WB sheikh jasaka Allahu kheyran,dadka muqadasadka umada xag xaga nayo waad la hadashay hada iyo ka horba lkn ,laqad asmacta loo naadeyta xayann walakin laa yaxaata liman dunaadii.. lkn ha ka dalin Allah cimrigada ha dhereyo oo ha ku xidfiyee.

  30. halgan jazaakumullau khayran dadaalkiina aan daalka lahayn. Ilaahay ha idinka abaal mariyo walaalayaal. Runtii waxaad ku jirtaan waa jihaad joogto ah oo kuwo mufsidiin munaafiqiin ah ka difaacaysaan culimada caamiliinta ah ee dadka Soomaliyeed inbadan ilaahay ku anfacay.

  31. alle ajar iyo xasanaad ha siiyo sheekh umal alle ha xafido

  32. asc jazaakalaahu kheyral jazaa yaa shiikhanaa al faadil sh.muxamed umal waa xaqiiq in culumada la difaaco ilaahay ha idin xifdiyo dhamaantiin jzk kheyran halgan.net.

  33. Allahu Akbar! Allow noo xafid sheeqanaa umal..

  34. Asc Jazaakalahu kheeyran yaa sheikha alsoomaal, wa mufti somaal. Ilahaay amthaashaada ha badiyo

    Waxaan kalo rabnaa in aan ciyAALKA CULIMADA CAAYA. Aan Banankaa soo dhigno, badankood Waan naqaana oo Maraykanka bay nala joogaan. mana ku xadgudbi doono insha allah dadka uun baan u cadeeyneynaa waxey yihin iyo waxey qabtaan.

  35. Sheekha allah kheyr ha siiyo allahna ka abaal mariyo dadaalka faraha badan o u umada islamka u u hayo cimrikiisana allaha dheereeyo cadawgiisana allaha ka kaafiyo waan difaacaynaa Insha Allaahu

  36. Sheikh Umal Jazaaka laah Allaha Haku xifdiyo
    Maanta Umada waxay ubaahantahay Sh.Umal Ookale
    Aaad Iyo aad ayaad umahad santihiin Halgan.net

  37. s c walaalyaal waad ku mahadsan tihiin soo gudbinta khudbadan qiimaha bada shekhana ala ha xifdiyo asagookale habadiyo 2 labada wado ee shekhu kadgey al hana gadhoowro ma hadsanidiin

Leave a comment

*