Dhageyso Khudbadii Ciidul Fidriga ee Sheekh Maxamuud Shible (Cod+Masawiro)
August 19, 2012 - Written byNairobi:-Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana munaasabada ciidul fidriga si weyn looga dareemay xaafada ay sida weyn u degan yihiin jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ee Islii waxaana lagu tukaday laba xarun oo kala duwan .
Waxaa ka mid ahaa meelaha sida weyn loogu tukaday Barxada weyn ee Garoonka Pangani Primiry School waxaana khudbadii ciida ka akhriyey Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah waxaana soo soo buuxdhaafiyey dad weyne aad u tiro badan oo ku labisan dhar aad u qurxoon wajiyadoodana waxaa ka muuqday farxad iyo reynreyn .
Sheekh Maxamuud Shible ayaa waxaa uu ugu baaqay shacabkii ku soo tukaday Barxada weyn ee Garoonka Pangani Primiry School iyo umada Soomaaliyaad in ay alle ka baqaan una laabtaan waxaana uu ku booriyey in ay midoobaan si jiritaankooda uu u jiro.
no images were found
Hoos ka Dhageyso Khudbadii Ciidul fidriga ee Sheekh Mxamuud Shible Xafidahulaah
[audio:https://halgan.net/Mp3/Shible_ciid.mp3] Ama Halkan MP3
C/Casiis Maxamed
Halgan.net
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
4 Comments so far
Leave a comment
اللهم احفظ علماءناياحفيظ
اللهم احفط علماءنا اميين
mashaalah allah yax fiduk inshaalh
mashallah