Mutamarkii Islaamiga ahaa oo maanta ka bilaabanaya Minneapolis Convention Center.

August 31, 2012 - Written by
 Mahad oo dhan waxaa iska leh ALLAAH, naxaris iyo nabad gelyana nabigeenii suubana dushiisa ha ahaato, ahelkiisa, asxaabtisa iyo dhammaan intii wadadiisa raacdayba. Waxaan bulshada muslimka ah ee ku dhaqan gobalka Minnesota iyo waliba USA, ugu bishaaraynaynaa inuu kulan diimeedkii 12aad ee uu qaban jiray Masjidka abuubakar As-sadique Islamic center iyo Majliska imaamyada soomaali yeed ee waqooyiga  ameerika , ayaa bilaami doona maanta oo ay taariikhdu tahay bishaan August 31.September 1,2 ee sannadkan 2012. Waxuuna ka dhacayaa goobtii uu horay uga dhicijiray ee ahayd Minneapolis Convention Center.
Waxaa soo gaadhay Minneapolis hordhicii culumada. Waxaa soo galay Sh. Maxamed Idris, Sh. Axmed Nuur, Sh.Khadar Jamac Cumar, Sh.Mustafa C/raxman Kaafin, Sh. C/khaaliq Jamac Ismacil Mire iyo culumo kale. Waxaa kale oo wali la dhawrayaa qaar badan oo kamida culumda mu’tamarka ka qayb galilahayd.
Macalin. Hambaase
Halgan.net

Leave a comment

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online