Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay xilka Gudoomiya DFS

August 28, 2012 - Written by

Muqdisho:-War haatan naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in musharaxiinta kala ah C/rashiid Xidig,Xasan Abshir ,Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo u tartamayey xilka Gudoomiya Baarlamaanka DFS ay codkoodii Siiyey Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari waxaana ku hogaaminayaa 147 cod .

Prof.Cali Khaliif Galeyr ayaa ku dhawaaqay in uu u tanaasulay Prof.Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari waxaana si rasmi ah u guuleystay gudoomiya baarlamaanka DFS Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari .

 

A/Cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

244,180 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>