Ra’iisul wasaaraha DFKM Dr.Cabdiweli Gaas oo ka horjeestay go’aankii Madaxweyne Shariif ku magacaabay Degmooyin Cusub

August 15, 2012 - Written by

Waxaa maanta Decreeto ka soo baxdey Xafiiska gaarka ah ee Ra’iisal wasaaraha DFS Dr. Cabdiweli Mohamed Cali Gaas lagu sheegay waxba kama jiraan wareegtooyin kale duwan oo ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha DFS Sh Shariif Sh Axmed oo uu ku magacaabay  degmooyin dhowr ah  iyo xilal dalacsiin ah oo uu siiyey askar ka mid ah ciidanka DFS.

Halkaan ka akhriso decreeto ka soo baxday xafiiska Raiisul wasaaraha DFS Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

A/cawaale
Halgan.net

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

244,180 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>