Wareega 1aad ee tartanka doorashada Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka DFS oo dhamaatay
August 28, 2012 - Written byMuqdisho:-Waxaa goordhowayd la soo gaba gabeeyey wareega 1aad ee tartanka doorashada Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya waxaa isigu soo haray afar musharax kuwaas oo u soo gudbay wareega labaad waxay kala yihiin .
Cabdi weli Sheekh Ibraahim Muudey
Jaylaani Nuur Iikar
Bashiir Maxamed Salaad Goobe
Maxamed Cabdi Xayir Maareeye
Musharaxiinta afarta ah ee u soo gudbay wareega labaad ee doorashada Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya waxaana hogaaminaya C/weli Sheekh Ibraahim waxayna u kala heleen codadka sida soo socota.
C/weli Sheekh Ibraahim Muuday oo helay 40-cod
Jaylaani Nuur Iikar 36-cod
Bashiir Maxamed Salaad Goobe o 31-cod
Maxamed Cabdi Xayir Maareeye 26-cod
Musharaxiinta afrta ah ayaa haatan waxaa u sii socda wareega labaad waxaana uu bilaawday goordhow.
A/Cawale
Halgan.net