Prof Jawaari oo hogaaminaya codka iyo Prof Cali Khaliif oo tartan adag kula jira
August 28, 2012 - Written byWararka naga soo gaaray haatan magaalda Muqdisho ayaa sheegaya in uu dhamaaday wareegii koowaad ee doorashada Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya waxaana ku horeeyey oo hogaaminayey Maxamed Cismaan Jawaari waxaana codadka loo kala helay sidan
Maxameed Cismaan Jawaari, 123
Cali Khaliif Galeydh 76
Cabdi Xaashi, 11
Cabdirashiid Xiddig 10
Xasan Abshir Faarax 4
Waxaa hadda si rasmi ah u tanaasulay Cabdi Xaashi oo hellay 23 cod, Cabdirashiid Xidig oo hellay 10 cod, Xasan Abshir Faarax oo hellay 5 wareeg labaad ayaa waxaa isku haya Prof Jawaari, Prof Cali Khaliif Galayr.
Waxaa u taagan in ay qabtaan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka shan Musharac oo kala ah.
Maxamed Cismaan Jawaari
Xasan Abshir Faarax
Cabdi Xaashi Cabdulllaahi
Cali Khaliif Galeydh
Cabdirashiid Maxamed Xiddig
Hardan adag ayaa waxaa uu ka socdaa hoolka uu ka socdo Doorashada waxaana socda kala jiidasho Xildhibaanada DFS.
A/cawale
Halgan.net