Xassan Abshir Faarax waa la xisaabtamayaa raggii ka danbeeyey guuldaradayda.(Daawo Video)
August 29, 2012 - Written byMuqdisho:- Siyaasi Xassan Abshir Faarax oo ka mid ahaa raggii u tartamayey Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS ayaa waxaa uu mar uu waraysi gaar ah siiyey Tv-Soomali Channel oo si live ah u soo tabinayey doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka DFS iyo ku xigeena diisa waxaa uu sheegay in la xisaabtami doono oo wax dhacay oo guuldaro ay ka danbeeyaan rag isagoo si caro leh u xusay in ragga khiyaanay lala xisaabtami doonoXassan abshir faarax ayaa waxaa uu hellay 5 cod oo kaliya isagoo codadkiisiina ku biiriyey Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka DFS Prof. Maxamed Cismaan Jawaari.
Hoos Ka Daawo waraysiga ay SomaliChannel la yeelatay Xassan Abshir Faarax
Source :SomaliChannel
Halgan.net