
(April 9, 2013)
Denmark:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Maxamed Idirs Ahmed ayaa socdaal dacwadeed ku yimid shalay magaalada Copenhagen waxaana ay shalay iyo maanta marti u yihiin Masjidka Al-Tawxiid waxaana ma

(April 8, 2013)
Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh.Bashiir Axmed Salaad, ayaa waxaa uu magaalada Muqdisho ku qabtay shir jaraa'id oo uu uga hadlay qaraxii maanta la doonayey in lagu khaarajiyo, Sh B Sheekh Bashiir Ahmed Salaad oo isku day dil ka badbaaday
(April 8, 2013)
Muqdisho:-Sheekh Bashiir Ahmed Salaad ayaa maanta ka badbaaday isku day dil ka dib markii qarax lala eegtay gaarigiisa waxaana Sheekhu uu ka soo baxay gurigiisa marka gaariga qaraxa uu haleelay .Sheek

(April 8, 2013)
Hiiraan:-Ciidamo ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa maanta waxaa ay ku dileen gudah magaalada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan Gabar ka dib markii ay ku eedeeyeen in ay la shaqayso dowllada Federaalka Soo Ogeysiis ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Copenhagen
(April 8, 2013)
Denmark:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Copenhagen in masjidka Al-Tawxiid ay maanlmaha Isniin iyo Talaado ay marti u yihiin Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Wafdi ka kooban wasiiro iyo xildhaabo ka tirsan DFS oo gaaray Beledweyne
(April 7, 2013)
Hiiraan:-Wafdi ka socda DFS oo ka kooban wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan DFS ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuulin ka tirsan Wakiilka gaarka ah Midowga Afrika Mahamed Saleh Annadif oo gaaray Kismaayo
(April 7, 2013)
Kismaayo:-Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose Wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, danjire Mahamed Saleh Annadif waxaana so Khilaaf ba’an oo u dhexeeya Madaxda Al-shabaab oo banaanka u soo baxay
(April 7, 2013)
Muqdisho:-Ninka labaad ee ugu sarreeya xarakada Al-Shabaab Ibraahim Xaaji Jaamac (Afgaan) magaca uu xarakada ku dhex leeyahayna uu yahay Sheekh. Abuu Bakar Al-Zeylici, ayaa waxa la helay fariin uu u d Smalisat Tv iyo Xassaan Xuseen oo sheekeystay
(April 6, 2013)
Waayahaan danbe waxa socdey olole loogu gogol xaarayey gumaadka iyo ladagaalanka dadka qiimaha ku leh shacabka soomaliyeed dhexdiisa, oo ay ugu horeeyaan Culimadu, maadaama ay laf dhabar u yihiin toos

(April 6, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maalinimadii jimcaha ee bishu ahayd 05/04/2013 si rasmi ah loogu soo gaba gabeeyay magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari, dawro sharci ah oo socotay mudo saddex bari, kana mid ah o
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|