
(April 4, 2013)
Jabuuti:-Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta ka guddoomay dawladda Jabuuti deeq hub ah, oo loogu talagalay tayeynta ciidamaday Soomaaliyeed.

(April 4, 2013)
Muqdisho:-Ergayga gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan arimaha Soomaaliya Maxamed Saalax Annadif,ayaa markii ugu horeysay ka hadlay ciidamo ka socda dalka Siera Leone kuwaas oo la sheegay in qaar k

(April 3, 2013)
Jabuuti:-Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta safarkiisii ugu horeeyey uga dhoofay magaalada Muqdisho, ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee d

(April 3, 2013)
Boosaaso:-Maamulka Puntland ayaa maanta Albaabada u laabtay saddex idaacadood oo ka howlgala gudaha deeggaannada Puntland waxaana ay kala yihiin ,Radio Daljir, Codka Nabadda iyo Radio One Nation, wa Ra’iisul wasaaraha Dowllada Federaalka Soomaaliya oo u dhoofay dalka Jabuuti
(April 3, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha Dowllada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo Wafdi uu horkacayo ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho

(April 2, 2013)
Kismaayo:-Waxaa maanta si rasmi ah loo ansaxiyey Axdiga KMG ee Maamulka J/Land State ka dib markii cod loo qaaday dastuurka KMG waxaana kulanka maanta xaadir ku ahaa madasha shirka 870 Ergo oo k Magaalada Gaarisa oo lagu dilay askar Kenyaan ah
(April 2, 2013)
Gaarisa:-Waxaa saaka lagu dilay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyi-bari labo askari oo ka tirsan ciidanka Booliska ee dalka Kenya ka dib markii rag Bistoolado ku hubeysan ay ku weerareen bar Ciidamo ka tirsan AMISOM oo ku qulqulaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay
(April 2, 2013)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaya in Ciidammo ka tirsan kuwa AMISOM oo aad u fara badan ay xalay ilaa saaka ku qulqulaya magaalada Baydhabo wax Bayaanka Gebegebada Shirka (Mu’tamarka) Koowaad ee Markis Altawxiid,Kampala (Akhri)
(April 1, 2013)
Kampala:-Waxaa caawa si rasmi ah u soo gabagaboobay Mutamarkii 1aad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda , Mutamarka ayaa waxaa ka soo qayb galay culimo So

(April 1, 2013)
Kampala:Waxaa caawa 2/4/2013 la soo gabagabeeyay mu’tamarkii dacawiga ahaa ee 1aad ee magaalada Kampala oo soo billowday 29/3/2013 Mutamarka gabagabadiisii waxaa dardaaranno wax ku ool ah ka soo jee
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|