
(May 28, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdish

(May 28, 2013)
Nairobi:-Sh. Xasaan Xuseen oo ka mid wadaada taageera Al-shabaab iyo Al-Qaacida ee ku sugan magaalada Nairobi ayaa sheegay in la dilo hor-joogayaasha ka cabanaya Amiirka ururka Al-shabaab Axmed Cabdi

(May 27, 2013)
Hargeysa:-Sheekh C/Naasir Xaji Ahmed oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Nuur ee magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka S/land waxaana uu Sheekh C/naasir Muxaadar

(May 27, 2013)
Boosaaso:-Maamulayaasha xafiisyada shirkadda Golis ee gobolada iyo maamulka xarunta dhexe (HQ) ayaa kulan wada-tashi iyo is waraysi ah ku yeeshay magaalada Bosaaaso. kulaankaas oo looga arinsanayey ko

(May 27, 2013)
Seattle:-Waxaa magaalada Seattle,WA ka socdo mu'tamarkii sanad laha ahaa waxaana sandakan looga hadlayay mawaadiic badan iyadoo ciwaankuna uu ahaa (من يرد الله به خيراً يفقه في

(May 27, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa walaac ka muujiyay ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda dalka Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo, ka dib markii ay diideen inay sugaan

(May 27, 2013)
Kismaayo:-Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubaland Gen.Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa markii ugu horeysay ka hadlay wafdiga ka socda DFS ee haatan ku xayiran garoonka diyaaradaha ee magaal Ciidamo ka tirsan DFS iyo kuwa AMISOM oo howlgalo ka sameeyey Degmada Wadajir
(May 27, 2013)
Muqdisho:-Ciidamo ka tirsan DFS iyo kuwa Amisom ayaa saaka howlgallo culus iyo baaritaanno ka wada qaar ka mid ah Degmooyinka gobalka Banaadir gaar ahaan degmada Wadajir waxaana howlgalladaas lagu Ra’isul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon oo ku celiyey in aysan aqbali doonin Maamulka J/land.
(May 27, 2013)
Muqdisho:-Ra'isul wasaaraha Dowlada federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa mar kale ku celiyey in DFS aysan marna aqbali doonin Maamul gobaleedka JubaLand wuxuuna sheegay in Dustuurka uu Weerar xalay lagu dilay 5 Askari oo ka dhacay deegaannada Damajaale iyo Cabdi Sugow
(May 26, 2013)
Gaarisa:-Koox hubeysan oo ilaa haatan aan la aqoon heybtooda ayaa xalay weerar ku qaaday labo saldhig oo ku kala yaalla deegaannada Damajaale iyo Cabdi Sugow waxaana ay ku dileen weerarka 5askari
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|