
(June 19, 2013)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa socdaal ku yimid magaalada Nairobi waxaana uu muxaadaro ka j

(June 19, 2013)
Waxaa caawa oo ay taariikhu tahay 19/ 06/13 lagu soo gabagabeeyay Masjidka Imaamu Shaafici ee ku yaalay Johannesburg, dowradaan ayaa socotay mudo 3 habeen ah. Dowrada ayaa waxaa aqrinayey Sh. Maxamuud

(June 19, 2013)
Garoowe:-Dowladda Puntland ayaa waxaa ay cambaareysay weerarkii lagu qaaday maanta xarunta UNDP waxaana ay tacsi u dirtay dhamaan dadkii ku dhintay oo isigu jiray shaqaalo ka tirsan UNDP-da iyo dad r Madaxweynaha DFS oo Cambaareeyey weerarkii lagu qaaday xarunta UN-ta
(June 19, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ka hadlayey qaraxii iyo weerarkii kooxaha argagaxisada ku sameeyeen xarunta Qaramada Midoobey ee Muqdisho aya

(June 19, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si kulul u cambaareyey qaraxii ka dhacay maanta xarunta QM ay ku leedahay Muqdisho. Ra’i Wasiirka Arimaha Gudaha ee DFS oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday xarunta UNDP
(June 19, 2013)
Muqdisho:-Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee DFS Cabdi Kariin Xuseen Guuleed ayaa faafaahin ka bixiyay weerarkii lagu qaaday xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho waxaana uu ka waramay khasaa Al-shabaab oo sheegtay weerarka ka dhacay Xarunta UNDP-da ee Muqdisho
(June 19, 2013)
Muqdisho:-Ururka Al-shabaab ayaa dhawaan waxaa ay sheegteen weerarkii lagu qaaday Xarunta UNDP-da ee magaalada Muqdisho weerarkaas oo la sheegayo in ay fuliyeen ilaa 5 xubnood oo ka tirsan ururka Al Koox hubeysan oo weerar ku qaaday xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho
(June 19, 2013)
Muqdisho:Kooxo hubeysan ayaa dhawaan waxaa ay weerar ku qaadeen Xarunta UNDP ee Qaramada Midoobe ee Magaalada Muqdisho. Kooxdaan ayaa markii hore qarax la beegsaday afaafka hore ee Xarunta UNDP waxa

(June 19, 2013)
Garoowe:-Waxaa shalay si tijaabo ah hawada u soo galay Teleefishin ku hadli doona afka Dowllada Puntlland iyadoo xalay laga daawaday dunida daafaheeda kale duwan waxaan uu noqonayaa markii ugu horey
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|