Madaxweynaha DFS oo ku baaqay in shacabka in ay iska talaalaan Cudurka Dabeysha
(June 11, 2013)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xassan Sh. Maxamud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta u horseeday sh
Ciidanka Booliska ee magaalada Nairobi oo nin ku dilay xaafadda Eastleigh
(June 11, 2013)
Nairobi:-Ciidanka Booliska ee magaalada Nairobi  ayaa maanta xaafadda Eastleigh ku toogtay nin ay ku sheegeen in uu ka tirsan yahay Ururka Al-Shabaab sida uu qoray Waregeyska The Standard Media oo
Dab ka dhacay maanta xero ku taal magaalada Garoowe.[Daawomasawirada]
(June 11, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta dab uu qabsaday Kaam ku yaal magaalada Garoowe oo ay ku noolaayeen boqolaal dad oo ka soo barakacay Koonfurta Soomaaliya, dabka ayaa waxaa uu khasaaro gaarsiiyey guryo cooshash a
Dawro lagu soo khatimay Tafsiir Quraanka Kariimka oo ka dhacday Boosaaso
(June 11, 2013)
Boosaaso:Waxaa lagu qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Dawro lagu soo khatimay Tafsiirka Quraanka Kariimka ah oo uu dhameeyay Sh. Cabdi raxmaan Bukhari waxaana dowradaas  ka soo qeyb g
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo howlgalo ka wada Degmooyin ka tirsan Gobalka Banaadir
(June 11, 2013)
Muqdisho:-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howlgalo ka wada qaar ka mid ah Degmooyin ka tirsan Gobalka Banaadir waxaana ay howlgalada ka socdaan Degmada Yaaqshiid iyo Degmada Hiliwaa . Dadwe