Xildhibaannada Golaha Baarlamaanka DFS oo 30,000$ ugu deeqay Agoonta Booliska DFS
(June 23, 2013)
Muqdisho:-Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lacag gaareysa  30,000$ (Soddon kun oo Doollar) oo ay gunadooda bishan ka jarayaan ugu  deeqay carruurta agoonta ah ee ay ka geeriyoo
Muxaadarooyin kala duwan oo lagu qaban doono Masjidka Madiina ee Magaalada Burco
(June 23, 2013)
Burco:-Waxaa la ogeysiinayaa dadweynaha ku dhaqan magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer in muxaadarooyin kala duwan lagu qaban doono Masjidka weyn ee Madiina waxaana muxaadarooyinkaas qaban doon
Ciidanka DFS iyon kuwa AMISOM oo howlgalo ka sameeyey magaalada B/weyne
(June 23, 2013)
Hiiraan:-Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howlgalo ka sameeyey magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaana ay howlgaladaas ku soo qabteen ilaa 100 qof. Howlgalada ay sameeyeen ciida