Banaanbax ka dhan ah South African oo ka dhici doona magaalooyinka London iyo Minnesota

June 6, 2013 - Written by Editor

wiilLondon:-Waxaa mudo aad u dheer ka socday Wadanka S/Africa, Dilka iyo Dhaca lagu hayo Qofkasta oo loo garto inuu ka soo jeedo Qabiilka SOMALI, iyadoon loo eegaynin deegaanka uu ka soo jeedo. Arintani waxay sababtay in dilalkii iyo dhacii sii xoogaysto iyadoo hada dariiq kasta iyo goobkasta qofka Jinsiyada Somali ka soo jeeda lagu dilayo, loona geysanayo dilis aad u xun OO ah DHAGAX AMA TOORAY.

Digniin: waa ka mabnuuc Dumarka Uurka leh Iyo Caruurta ka yar 18 sano in ay daawadaan Videoga hoose, waa video xambaar san dhacdooyin dhab ah ninka dhagaxa lagu dilay eraygii ugu dambeeyey ee uu yiraahdo ayaa ahaa TOL BEELAY taas oo uu ula jeedo Somali oo dhan. Fadlan Qofkii Dareen iyo Damiir lahi yuusan ka maqnaan banaanbax balaadhan oo ka dhacaya Wadanka Ingriiska, maalmaha Jimcaha iyo Sabtigaba Safaarada S/Afrika ku leeyahay Wadankan.

Wakhtiga iyo Addresska hoos ka dheehda. Waddan walba wuu soo qaadan karaa Astaamihiisa 7 & 8 June 2013 Address: South African High Commission South Africa House Trafalgar Square London WC2N 5DP Dates: 7 & 8 June 2013 TIME: 14:00 – 19:00 For Both days Jimcaha waa Salaada ka dib, Masaajidadu dadka ha ku wacyi geliyaan ka soo qaybgalka iyo Khayrka ugu sugan ka soo qaybgalkeeda.

Mahadsanidin
Waxaa sidoo kale Banaanbaxyada ay ka dhici doonaa meelo kala duwan sida Minnesota.

Qasim Adam Saleebaan Kasslmn@aol.com

 

 

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online