Culimada Nairobi oo la kulmay ardayda wax ka barata Iskuulada xaafadda Islii

June 13, 2013 - Written by Editor

NExif_JPEG_420airobi:-Waxaa maanta magaalada Nairobi gaar ahaan xaafadda ay dagto Somalida, lagu qabtay kulan ay soo abaabuleen dhalayar ducaad ah kulankaan oo ahaa kulankii sadaxaad ay ka soo qeeb galeen ardeyda ka kala timid schoolada xaafada islii ku yaala.
Kulankani waxaa uu ka dhacay Masjidka weyn ee lagu magacaabo Al-Hidaaya, waxaana lagu casuumay schoolka ATLAS COLLEGE waa school weyn oo ay dhigtaan ardey farabadan.

Kulanka maanta, ayaa daba socday kullamo horey ay ardadu u soo qaban qaabiyeen, waxaana ardada la hadlay Sh. Faarax Maxamuud Jeenihaar, isagoona ardada u jeediyey kalmad wacdi ah oo ku saabsan diinta Islaamka.

Intaas kaddib ardada ayaa Sheekha waxay weydiiyeen su’aalo, isagoona uga jawaabay, waxaana uu kulanku ku soo idlaaday sidii loo qorsheeyey.
Waxaa lagu ballamay in la sii wado kullamada noocaan oo kale ah, waxaana kulanka ka soo qeyb galay maamulaha guud ee ATLAS COLLEGE Maxamed Ibraahim.

Yaasiin Cabdi Ahmed
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online