Dowradii Qawaacidul Fiqhiya oo lagu soo gabagabeeyey Masjidka Imaamu Shaafici.

June 19, 2013 - Written by Editor

DSC04888Waxaa caawa oo ay taariikhu tahay 19/ 06/13 lagu soo gabagabeeyay Masjidka Imaamu Shaafici ee ku yaalay Johannesburg, dowradaan ayaa socotay mudo 3 habeen ah. Dowrada ayaa waxaa aqrinayey Sh. Maxamuud Sheekh Maxamed Shibli, isagoo Sheekhu uu mudo 3 habeen ah akhrinayey Kitaabka Qawaacidul Fiqhiya uu alifay allaha u naxariistee alcallamah C/raxmaan Ibnu Sacdi. Sh. Maxamuud Shibli ayaa dowradaan waxaa uu bilaabay 15/06/2013 waxaan la soo afmeeray caawa.

Dowradaan ayaa waxaa ka faa,iidaystay dad fara badan oo ku taxnaa inta uu socday kitaabka, Sheekh. Maxamed Shible iyo Shiikh Cabdiraxmaan Abu Caynayna ayaa inta ay joogaan  dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa bulshada Soomaaliyeed u jeedin doona Muxaadraad iyo duruus kale duwan.

no images were found

2-da Sheekh ayaa waxaa ay safaro dacwo ku tegi doonaa  haddii alle idmo goballada dalka Koonfur Afrika iyagoo Jaaliyadda Soomaaliyeed u jeedin doona muxaadaraad iyo towjiihaad kale duwan, dhamaan dowraadka iyo muxaadaraadka baxa ayaa waxaa soo nidaamiyey Maktabka dacwada ee Al bayaan ee gobolka Gauteng.

Waxaa Diyaariyey
Maxamed Aadan C/lle
Madaxa Dacwada ee Gauten
Ee Al-bayaan

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online