Faarax Saciid Aw-Yusuf oo ku geeriyooday magaalada Copenhagen

June 21, 2013 - Written by Editor

tacsiCopenhagen:-Waxaa ku geeriyooday magaalada Copenhagen Allaha u naxariistee Xaaji Faarax Saciid Aw Yusuf, waxaaana halkaan TACSI looga dirayaa Hooyo Faadumo Xassan iyo dhammaan ilmo Faarax Saciid iyo Qoyska Reer Saciid Aw Yusuf meel kasta oo ay joogaan. Marxuumka ayaa la aasayaa maalinta Beri ah oo ay bishu ku beegan tahay 21/6/2013, Qabuuraha Islaamka ee ku yaal magaalada Copenhagen.

Salaada Janaasada ayaa looga tukanayaa Masaajidka Waqafka ee Copenhagen, Salaada Jimcaha kaddib, waxaana la aasayaa 16:00 ama 04:00 PM, inshaa’alah.  Marxuumka Ayaan ilaahay uga baryeynaa inuu Janatul fardowsa ka waraabiyo , eheladii iyo qaraabafii uu ka tegeyna samir iyo Iiimaan ka siiyo.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online