Koox hubeysan oo weerar ku qaaday xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho

June 19, 2013 - Written by Editor

qaraxMuqdisho:Kooxo hubeysan ayaa  dhawaan waxaa ay weerar ku qaadeen Xarunta UNDP ee Qaramada Midoobe ee Magaalada Muqdisho. Kooxdaan ayaa markii hore qarax la beegsaday afaafka hore ee Xarunta UNDP waxaan ay isla markii gudaha u galeen  xarunta iyagoo rasaas ku bilaabay dadkii ku sugnaa Xarunta UNDP.

Gudaha Xarunta UNDP ee Qaramada Midoobe ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa hadda laga maqlayaa qaraxyo iyo rasaas xooggan, wararka soo baxaya ayaa sheegay in kooxdii hubeysnayd ee weerartay Xarunta UNDP ee Qaramada Midoobe ay la wareegeen xarunta.

Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa Dowllada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa soo gaaray Xarunta UNDP ee Qaramada Midoobe waxaan ay isku gadaameen  xarunta iyadoo weli la maqlayo rasaas fara badan. Ilaa hadda si rasmi ah looma shaacin  cid wax ku noqotay balse waxaa  warar hordhac ah oo soo baxay ay sheegayaan in ay jiraan shaqaale ka tirsan UNDP in ay ku dhinteen weerarka walow aan tiradooda ilaa hadda la aqoon.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online