Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh iyo Madaxweynaha Puntlland oo caawa kulmay

June 6, 2013 - Written by Editor

farooleNairobi:Madaxweynaha dowllada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Puntlland Dr. Cabdiraxmaan Faroole  ayaa caawa  kulan ku yeeshay Hotel Safari Park ee magaalada Nairobi Kulanka caawa ayaa ahaa mid  albaabadu u xiran  yihiin waxaan kulanka  aad looga dooday Dastuurka Dowllada Federaalka , iyo maamulka Jubballand oo siyaasad ahaan khilaaf ka dhex aloosay Dowllada Federaalka Soomaaliya , Puntlland.

Ilaa hadda si rasmi ah looma oga arrimaha ay Madaxweynaha Dowllad federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntlland ay ku hishiiyeen walow wararka soo baxay ay sheegayaan in xubno ka socda beesha caalmaka iyo dowllada Kenya ay u kala dab qaadayaan qaybna ay ka yihiin shirarka socda.

Warka oo faahfaahsan dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa idinka Alle

A/cawaale
Halgan.net

 

Leave a comment

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online