Maxaadaradii labaad oo xalay lagu qabtay Masjidka Madiina ee magaalada Burco (Dhageyso)

June 26, 2013 - Written by Editor

all_040Burco:-Waxaa habeenkii labaad ka socoda Masjidka weyn ee  Jaamicul Madiina  ee magaalada Burco nadwo cilmiyeed cinwaankeeda uu yahay Qadaayaa dacawiya al mucaasira waxaana muxaadaradii labaad galay Sheekh Dr.Xasan Sheekh Cali Warsame waxaana uu sheekhu ka dhigay cinwaanka muxaadaradiisa  Dawaabidda Tabdiica.

Nadwada ka socota magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Culimo iyo Arday ka socotay Jaamicatul madiina al munawara oo haatan socdaal dacwadeed ku jooga magaalada Burco.

Sheekh Dr.Xasan Sheekh Cali Warsame ayaa si wanaagsan uga hadlay Dawaabidda Tabdiica waxaana uu Sheekhu si qota dheer u taabtay daahiro ku dhex muuqata saxwada Islaamka taas oo ah  bidceynta iyo kali la noqashada Salfiyada .

no images were found

Hoos Ka Dhageyso Muxaadarada uu xalay ka jeediyey Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame Dawaabidda gaalaysiinta
[audio:https://www.halgan.net/Mp3/Sh_xasan.mp3] Ama Halkan Mp3

Halgan.net
Burco

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online