Ogeysiis:-Dowro lagu qaban doono Helsinki Islam Keskus

June 10, 2013 - Written by Editor

Finland:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland gaar ahaan Helsinki in Markazka Helsinki Islam Keskus
lagu qaban doono dowradii Samarka ee 2013 waxaana ka qeyb gali doona culumada kala ah

1-Sheekh C/raxmaan Abyar
2-Sheekh Cabdi weli Sheekh Maxamed Xaji
3-Sheekh C/fitaax Muuse
4-Sheekh Yonis Maxamuud
5-Sheekh C/risaaq Sugulle

Dowrada sanadkan ayaa waxaa lagu qaadan doonaa kutub kala duwan oo aad muhiim u ah .

Wixii faahfaahin ah kala xiriir Tel:-0451282818.Halkan ka eeg Jadwalka2

Halgan.net
Finland

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online