Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo howlgalo ka wada Degmooyin ka tirsan Gobalka Banaadir
(June 11, 2013)
Muqdisho:-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howlgalo ka wada qaar ka mid ah Degmooyin ka tirsan Gobalka Banaadir waxaana ay howlgalada ka socdaan Degmada Yaaqshiid iyo Degmada Hiliwaa . Dadwe

(June 10, 2013)
Muqdisho:Waxaa maanta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya Wasiirka Difaaca ee dowllada Federaalka Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi. Wasiirka Difaaca DFS C/xakiin Xaa

(June 10, 2013)
Kismaayo:-Afhayeenka Maamulka Jubaland C/naasir Seeraar Maax ayaa sheegay in hub loo soo waday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose lagu qabtay Gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan Degmada A Madaxweynaha DFS oo markale ku baaqan nabad iyo joojin dagaalka Kismaayo (Dhageyso)
(June 10, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha oo warbaahinta maana Muqdisho kula hadlayey ayaa ka hadlay dagaalada Kismaayo oo uu yiri “ Waxaan ugu baaqayaa Odayaasha dhaqanka, aqoonyahanada, ururada bulshada iyo qeybaha Xaalada Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose oo degan.
(June 10, 2013)
Kismaayo: - Xaalada Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose Ayaa saaka Degan kadib dagaalkii ka dhacay gudaha magaalada kuwaas oo sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac. Waxaa saak

(June 10, 2013)
Garisa:-Guddoomiyaha xildhibaanada xibul xaakimka dalka Kenya, Aadan Barre Ducaale, ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay si buuxda u taagersan tahay dhismaha Jubbaland iyo doorashadii Madaxweyne Axmed Ma

(June 10, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud, ayaa maanta qado sharaf ugu sameeyey Danjire Augustine Mahiga madaxtooyada. Shir jaraa’id oo ay wada qabtee Ogeysiis:-Ciladii la soo daristay Halgan.net oo la xaliyey alle mahadiis
(June 10, 2013)
London:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net in la xaliyey ciladi dhanka Database-ka iyo Theme-ka waxaan ka raali gelinaynaa akhristayaasha Halgan.net dib u dhac ku

(June 10, 2013)
Garoowe:-Banaanbax lagu taageerayo Maamulka dhawaan laga dhisay magaalada Kismaayo ee Jubland ayaa waxaa uu ka dhacay maanta magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana banaanbaxa ka qeybgal

(June 10, 2013)
Garoowe:-Jariidadda Standard ee ka soo baxda Nairobi ayaa warbixin dheer ka qortay qoraalkii ay kala saxiixdeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Kenya iyo Soomaaliya - soona raacisay saxiixii labada was
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|