Sh.Maxamuud Maxamed Xaliike oo muxaadaro ka jeediyey Masjikda Al-Hidaaya.[Video]

June 19, 2013 - Written by Editor

vlcsnap-2013-06-19-11h51m24s33Nairobi:-Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa socdaal ku yimid magaalada Nairobi waxaana uu muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya. Sh. Maxamuud Maxamed Xaliike ayaa waxaa uu muxaadaradiisa Cinwaan uga dhigay Farida Wanaaga iyo Reebida Xumaanta wuxuuna sheekhu aad ugu dheeraaday in ay lagama maarmaan tahay in la helo umad u kacda in ay wanaaga is farto xumaantana iska reebto.

Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike ayaa waxaa kale oo uu ugu baaqay umada in ay u kacaan dacwada wanaagana faafiyaan si xikmad lehna u reebaan xumaanta iyo macaasida alle ka reebay umada Muslinka ah.

Hoos ka Daawo muxaadaradii  Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike uu ka jeediyey Masjid Al-hidaaya.

Yaasiin Cabdi Axmed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online