Sheekh Xassan Daahir Aweys oo gaaray degmada Cadaado

June 26, 2013 - Written by Editor

DSC03196Cadaado:-Warar hadda na soo gaaray ayaa sheegay in Sheekh Xassan Daahir Aweys iyo saraakiil ka tirsan ururka Al-shabaab iyo ilaaladii gaarka ahaa ee la socday ay hadda gaareen degmada Cadaado. Sh. Xassan Daahir Aweys  ayaa maalin ka hor  waxaa uu soo gaaray degaanka  Balli Busle eek u dhow degaanka Baxdo  ee Gobolka Galgaduud. Ilo wareed lagu kal soon yahay ayaa noo sheegay in Sh Xassan Daahir Aweys ay la socdaan Saraakiil ka tirsanaa ururka Al-shabaab iyo ilaaladiisa gaarka ah.

Wararka soo socda ayaan ku faahfaahin doonaa Saraakiisha  la socda Sh Xassan Daahir Aweys iyo sidda loogu soo dhaweeyey degmada Cadaado.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online