Xaalada Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose oo degan.

June 10, 2013 - Written by Editor

KismaayoKismaayo: – Xaalada Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose Ayaa saaka Degan kadib dagaalkii  ka dhacay gudaha magaalada kuwaas oo sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.

Waxaa saaka Lagu arkayaa gudaha magaalada Kismaayo ciidamo daacad u ah Maamulka Juba land  oo ku sugan goobihii ay ka dhaceen dagaaladii u dhexeeyey ciidamo kala taabacsan Maamulka J/land iyo  Iftin Xasan Baasto.

Shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa ka baqaya in ay dib mark kale ugu dagaalamaan gudaha magaalada Kismaayo kooxaha iska soo horjeeda ee ku sugan gudaha iyo duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J / hoose.

Madaxada DFS Ayaa ku baaqay i la joojiyo dhamaan colaada iyo dagaalada dib uga soo cusboonaaday magaalada Kismaayo waxayna ugu baaqeen  kooxaha isku haya i ay khilaafkooda ku dhameeyaan wada hadal.

Dhanka kale Masuuliinta Maamulka Jubaland ayaa ku eedeeyey dhamaan dagaaladii ka dhacay magaalada Kismaayo in ay soo abaabushay DFS waxayna ku goodiyeen i ay marna yeeli doonin wax walba oo wax  u dhimaya amaanka deegaanada Jubaland.

A / Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online