Ciidamo ka socod dalka Burundi oo soo gaaray Muqdisho
(August 28, 2013)
Muqdisho:-Waxaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee  magaalada Muqdisho  ciidamo ka socoda dalka Burundi oo tiradood lagu qiyaasay ilaa 800 askari kuwaas oo ku biiri doono cii
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kormeer ku tegay xarumo ku yaal Taleex
(August 27, 2013)
Taleex:-Madaxweyne ku xigeenka dowllada Puntland Gen,Cabdisamed Cali Shire ayaa kormeer ku tegay xarumo ku yaal degmada Taleex ee gobolka Sool waxaana socdaalkiisa ku weheliyey Wasiirka duulista hawad
Dadka culimada xagxagta ma caammadey xaq-dhowraan? W/Q Sh Cabdi Qani Qorane
(August 27, 2013)
Culimada diinta Alle aqoonta u leh Ilaahay waa darajeeyay, ixtiraamkooda iyo qadarintoodana wuxuu ka dhigay qeyb ka mid ah isaga qadarintiisa. Taa macneheedu waxa weeye qofkii culimada qadariya Ilaaha
Tow tow faylane tolka too lee ka weel. W/Q Sh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur
(August 27, 2013)
Waa oraah macne weyn ku qotonta, waana af soomaaliga maayga loo yaqaan, sababta ay ku baxdayna waxaa ay ahayd dhacdo yaab leh oo la soo gudbanaatey dagsiimo beeraleey ah oo aan soo uga fogeyn magaalad
Ereyada Murtad iyo Munaafiq oo suuq ku dhex leh Al-shabaab
(August 27, 2013)
Baraawe:-Xubnaha  xarakada Al-Shabaab, ayaa waxaa   ka dhex bilaabatay inay isku yiraahdaan  ereyada “Murtad iyo Munaafiq Ilo xogo gaal ah oo ku sugan magaalooyinka Baraawe, Qoryooley, Jilib iyo
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo waraysi siiyey Radio Daljir.[Dhagayso]
(August 27, 2013)
Taleex:-Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire oo shalay soo gaaray degmada Taleex oo ah magaalo taariikhi ah  ayaa waxaa yy waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir isagoo ka
Madaxweynaha DFS oo magacaabay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed.[War-saxaafadeed]
(August 27, 2013)
Muqdisho, 27 August 2013  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh.Maxamud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn gaar ah o
Abaanduulaha Ciidanka DFS oo gaaray Degmada Dhuusa-mareeb.[Masawiro]
(August 26, 2013)
Wafdi ballaaran oo ka socday DFS uu hogaaminayay Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya General C/risaaq Khaliif Cilmi islamarkaana shalay booqasho ku yimid Degmada Guriceel ayaa maanta soo ga
Maxaa lagu galay Ganacsade Xuseen Goley[sabab dadka ka qarsoon] ?
(August 26, 2013)
Dhawaan waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya qarax lagula eegtay ganacsade Xuseen Golay kaasoo la rabay in lagu khaarijiyo laakiin allaah waa ka badbaadiyey inkastoo dhaawac ka soo g
Baarlamaanka DFS Oo la Shaaciyey Xiliga Uu Furmayo Kalfadhigiisa 3aad
(August 26, 2013)
Muqdisho:-Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay xiliga uu furmayo Kalfadhiga Seddexaad ee Xildhibaannada Golaha Shacabka.Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaal ka Sooma

« Previous PageNext Page »