Hay’adda Haro oo ka qaybisay barnaamij udxiyo magaalada Garoowe[Masawiro]
(October 17, 2013)
Garoowe:-Hay’adda Haro ee ka shaqaysa arrimaha khayriga ah sidda xanaanaynta agoomaha iyo taakulaynta barakacayaasha ayaa waxay ka fulisay maalmahaan aannu ku jirno ee Ciida Carafo barnaamij udxiyo Sidee looga ciiday Seattle ciidul Adxaa 2013 ?
(October 17, 2013)
Seattle:-Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Maraykanka gaar ahaan Seattle ayaa si wanaagsan u wada ciiday iyagoo aad iskugu hambalyeynaya Ciida Adxaa. Bulshada Soomaaliyeed ee muslinka ah ee ku Magaalada Helsinki ee Dalka Finland oo si weyn looga ciiday (Daawo)
(October 17, 2013)
Helsinki:-Waxaa maalinkii Talaadada oo ay ahayd taariikdu Octoobar 15,2013 lagu tukaday Garoonka weyn ee Helsingin Urheilutalo ee ku yaal magaalada Helsinki ee Dalka Finland Salaaddi Ciidul Adxa . Magaaladda Kampala ee Caasimada Dalka Uganda oo si weyn looga ciiday.[Masawiro]
(October 16, 2013)
Kampala:-Waxaa maantay si weyn looga Ciiday Magaaladda Kampala ee Caasimada Dalka Uganda iyadda oo dadka Muslimiinta ah ku nool ay aroortii hore saakay u soo baxeen wadooyinka waa weyn ee caasimadda. Madaxweynaha dalka Jabuuti oo sheegay in aysan ciidamadooda kala baxayn Soomaaliya
(October 16, 2013)
Hiiraan:-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in ciidamada Jabuuti ee ka tirsan ciidanka AMISOM aysan marna kala bixi doonin dalka Soomaaliya ilaa inta ay dib u soo noqoney Madaxweynaha Puntland oo maanta dib ugu soo laabtay Garoowe.[Masawiro+ Cod]
(October 16, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Faroole iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland . Wafdiga Madaxweynaha ayaa markii ay ka soo dageen Puntland oo sheegtay inay heshay xog la xiriirta weeraro ay damacsan yihiin Al-shabaab
(October 16, 2013)
Garoowe:-Wasiirka amniga Puntland, Gen.Khaliif Ciise Mudan oo saxaafada kula hadlay magaalada Garoowe ayaa waxaa uu sheegay in ay ogaadeen xog ah in ururka Al-shabaab ay qorshaynayaan in ay Puntland Mas’uuliyiin kala matalayay hey’adaha kala duwan ee DFS iyo Diblomaasiyiin Netherlands oo kulan ku yeeshay Muqdisho
(October 16, 2013)
Muqdisho:- Agaasimayaal iyo Wakiilo ka kala socda qaar ka mid ah Wasaaradaha kala duwan ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan kula yeeshay garoonka diyaaradaha Muqdisho diblomaasiyiin Madaxweynaha Puntlland oo ku soo jeeda magaalada Garoowe
(October 16, 2013)
Madaxweynaha Puntland C/Raxmaan Sh.Maxamed Maxamuud Faroole ayaa la filayaa maanta in uu dib ugu soo laabto magaalada Garowe ee caasimada Puntlland ka dib safaro shaqo oo mudo ka badan bil uu ugu maqn Amiirka Al-ictisaam Bilkitaabi Wasunah oo tahniyada ciida u diray shacabka Soomaaliyeed.[Dhagayso]
(October 15, 2013)
Muqdisho:-Jamaacatul Ictisaam Bilkitaabi Wasunah ayaa tahniyad ku aadan ciidul Adxaa u diraysa Umada Soomaaliyeed ee muslinka ah waxaana ay shacabka Soomaaliyeed leedahay alle ha nagu gaarsiiyo ciidaa
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|