Gal-Mudug oo sheegtay in ay qabteen Sarkaal ka tirsan Al-shabaab
(March 31, 2014)
Gaalkacyo:-Ciidanka Booliska maamulka Gal-Mudug ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay saxaafadda u soo bandhigeen nin ay ku sheegeen in uu yahay Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo ay howlgal ay sameeyeen

(March 30, 2014)
Gedo:-Deeq-dani ay hey’addu gaarsiisey Xarumaha sida bilaashka ah dadka loogu daaweeyo ee ku yaala degmooyin kamid ah gobolka Gedo ayaa waxay ahayd hal Container oo iskugu jira qalabka loo isticmaal

(March 30, 2014)
Baydhabo:-Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa wuxuu goor dhow uu gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey waxgarad iyo

(March 30, 2014)
Nairobi:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii oo ay degan yihiin Soomaalida ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay.Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay Nin loo maleynayo inuu farsa

(March 30, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday shirkad laga leeyahay dalka Chaina shirkadaas oo lagu magcaabo Chaina Civil Engineeri

(March 30, 2014)
Dhagax-buur:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa xalay Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Jaamica ee magaalada Dhagax-buur waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa cinwaan uga dhigay(واعتصمو بح Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Baydhabo
(March 30, 2014)
Baydhabo:-Wafdi uu horkacayo madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaana socdaalkiisa ku weheliya Wasiirro iyo xildhibaanno ka soo jeed

(March 29, 2014)
Nairobi:-Sh.Cabdulqaadir Boobe oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool Kenya, gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa muxaadaro laba qeybood ka kooban oo uu uga hadlay sidda haboon ee qur’aanka lool

(March 29, 2014)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha maamulka Gal-Mudug Gen.Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo maanta Shir jaraa'd ku qabtay Xarunta madaxtooyadda Gal-Mudug ee Gaalkacyo ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliy

(March 29, 2014)
Baraawe:-Wararka naga soo gaaray degmada Baraawe ayaa sheegaya in maalintii shalay ay ururka Al- shabaab ee uu hogaamiyo Axmed Cabdi Godane ay ku dileen ilaa 3 qof oo ay ku eedeeyeen in ay ahaayeen Ja
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|