Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe (Dhageyso)
(March 29, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta dib ugu soo laabatay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaana uu ka warbixiyey socdaalkii uu ku tagay gobalada Sh.Maxamed Cabdi Umal oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Dhagax-Buur(Masawiro)
(March 29, 2014)
Dhagax-buur:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culumo ah ayaa maanta si weyn loogu so dhaweeyey magaalada Dhagax-Buur waxaana ay dadweynaha ay sheekha uga hortageen duleedka Magaalada . Sheekh Ma Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq Sheekh Aadan sheekh Cali Saalax (Dhageyso)
(March 29, 2014)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa jeediyey Sheekh Aadan sheekh Cali Saalax waxaa uu si wanaagsan uga hadlay alaha dhowre Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-Rowda ee Boosaaso Sh.Daahir Aw Cabdi.[Dhagayso]
(March 28, 2014)
Boosaaso:-Sheekh.Daahir Aw Cabdi oo ka mid ah Culimada waaweyn ee Soomaaliya aadna loogu xasuusto Masjidkii Ceel hindi ee magaalada Muqdisho ayaa maanta mar kale waxaa uu khudbadii Jimacaha ka jeediye Khudbadii Jimacaha Ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Mowliid Cabdi Axmed (Dhageyso)
(March 28, 2014)
Nairobi:-Sheekh Mowliid Cabdi Axmed ayaa maanta Masjidka Al-Hidaaya ka jeediyay khudbada jimcaha wuxuuna sheekha kaga hadlay wax yaabaha alle arzaaqda kusiyaadiyo waxana uu ku soo koobay 3 arimood oo Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Degmada Buulo-burte
(March 28, 2014)
Buulo-burte:-Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta gaaray degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan wafdiga ayaa waxaa hogaaminayey la taliyaha guud ee Q.M u qaabilsan dhinaca ammaanka Cumar Katil Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland oo ka waramaya Burcadbadeed ah lagu soo wareejiyay Puntland.[Cod/Masawiro]
(March 28, 2014)
Garoowe:-Taliyaha Ciidanka asluubta Dowladda Puntland Gen.Cali Nuur ayaa waxaa uu saxaafadda uga waramay Maxaabiis gaaraya ilaa 9 qof oo burcadbadeed ah oo shalay lagu soo wareejiyey Puntland ka dib h Saddex Cudur oo halis ah kuna dhacay dadka Somaliyeed W/Q Mustafa Akhyaar
(March 27, 2014)
Bismillaah, Cudur marka aad maqasho waxaa Maskaxdaada ku soo dhacaya Xanuun, Xanuunkaas oo ah bugto loo jiifto Qaarkeedna aan laga Bogsoon, hadaba bal aan isku dayno marka hore inaan qeexno noocyada x Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray wado laami ah ee Bosaso kormeerayna xarunta Ciidanka Badda ee Puntland.[Masawiro]
(March 27, 2014)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo ay weheli yaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, gudoonka Gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan, Duqa Degmada Bosaaso Xassan Ra’iisul Wasaaraha DFS oo la kulmay Wasiirada Arrimaha Dibedda ee Kenya
(March 27, 2014)
Kampala:-Ra'iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay dawladda Kenya sida ay u soo dhoweysay shacabka Soomaaliyeed uguna martigelisay. isaga oo muujiyay walaaca ay ka qabaan amarka dawladda Kenya ee ahaa
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|