Golaha Wasiirada DFS oo meel mariyay Miisaaniyad sanadeedka 2014-2015
(March 24, 2014)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo lagu soo bandhigayay Miisaaniyad sanadeedka 2014-2015, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul
Madaxweynaha JFS oo u dhoofay dalka Kuweyt
(March 24, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh.Maxamuud iyo wafdi uu hoggaami nayo ayaa saaka ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isagoo ku si
Odayaal gaaraya ilaa 7 oo shalay lagu dilay duleedka degmada Buurhakaba
(March 24, 2014)
Baydhabo:-Waxaa shalay koox hubeysan ay ku dileen duleedka degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay ilaa 7 odayaal dhaqan oo ka yimid Baydhabo una socday magaalada Muqdisho Kooxda dishay odayaashaan ayaa wax
Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyey falkii lagu laayay odayaasha dhaqanka
(March 24, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sh.Axmed Maxamed ayaa si kulul u cambaareeyey falkii foosha xumaa ee lagu laayay odayaasha dhaqanka kuwaasoo lagu dilay naw
Ahmiyadda Salaada Sh.Abdulbasid Sh.Ibrahim Maylow.[Daawo]
(March 23, 2014)
London:-Waxaa muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh.Abdulbasid Sheekh.Ibrahim Maylow uu uga hadlay Ahmiyadda ay leedahay Salaad isagoo Sheeku uu muxaadaradaan uu ku duubay Masjidka Al Risaala ee magaalad
Sheekh Maxamed Umal oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qabri-Bayax (Masawiro)
(March 23, 2014)
Qabri-Bayax:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo socdaal dacwo ku joogay magaalada Jigjiga ayaa galabta si weyn loogu soo dhaweeyey Qabri-Bayax  waxaana halkaas ku soo dhaweeyey culumada ,ducaada ,waxgaradk
Muxaadaraadkii Sh.Umal ka jeediyey Masjid Jaamic JigJiga (Cod/Masawiro)
(March 23, 2014)
Jigjiga:-Waxaan akhristayaasha Shabakadda wararka Halgan.net u soo gudbinaynaa dhamaan muxaadaraadkii uu Sh.Maxamed Macalin Cabdi Umal uu ka jeediyey Masjd Jaamica magaalada Jigjiga ka dib marii uu Sh
Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas oo kormeero ku tegay qaar ka mid ah xarumaha Dowladda ee Bosaaso.[Masawiro]
(March 23, 2014)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka 23,03,2014  kormeero kala duwan ku tagay qaybo ka mid ah xarumaha Dowladda ee gobolka bari, waxaana booqashadiisa ku
Tababarkii ugu horeeyey oo Shahaado lagu qaadanaayo ee u qabtay C/fataax Cajab.[Masawiro]
(March 22, 2014)
Boosaaso:-Tababare C/fataax Max’uud Ducaale Cajab Ayaa tababarkii ugu horayay ee shahaadu lagu qaadanaayo ku qabtay Boosaso tabarkaas oo ka dhacay Mac-hadka ABUU HURAYRA oo ah mac-hadka hawshaan ful
Sh.Maxamed Cabdi Umal oo caawa ka jawaabay Su,aalo kala duwan (Masawiro)
(March 22, 2014)
Jigjiga:-Sh.Maxamed Macalin Cabdi Umal oo socdaal dacwadeed ku jooga magaalada Jigjiga ee caasimada DDS waxaa uu caawa ka jawaabay su,aallihii xalay baaqiga ahaa ,sheekha oo la waydiiyay su,aallo aad

« Previous PageNext Page »