
(April 1, 2015)
Boosaaso:-Booqashadaan ayaa ahayd mid ardayda lagu wacyigelinaayo , waxaaana ka mid ahaa culimada booqashada ku tagtay saaka Sheekh. C/shaafi Axmed Cali oo kalmad aad u qiima badan ujeediyey ardayda i

(April 1, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii dambe aqalka madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa hay’adda Caafimaadka aduunka WHO ee

(April 1, 2015)
Muqdisho:-Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo ayaa maanta waxaa ay Bayaan ka soo saartay xaalada dalka Yemen oo ay ku socoto Duqeyn dhanka cirka ah oo ay horkacayso dowlada Sacuudiga . Hay’adda C

(April 1, 2015)
Boosaaso:-Waxaa Dekadda weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari soo gaartay Dooni siday 62 ruux oo soomaali ah kuwaasi oo kasoo cararay dagaalada iyo duqeymaha ka socda dalka Yemen oo ay mu

(April 1, 2015)
Dhuusamareeb:-Wararkii ugu danbeeyay ee ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in banaanbax uu ka dhacay gudaha degamada kaas oo looga soo horjeedo in shirka maam

(April 1, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng : Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo isuguna jiray Wasiiro, Xildhibaano, culimo’udiin, Isimo, cuqaal

(April 1, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-4-2015 u magacaabay Dr.Cabdillaahi Aadan Ciise Toohe Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekedaha Madaxweynaha DFS oo la filayo in uu gaaro degmada Dhuusamareeb
(April 1, 2015)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha DFS Xasan Sh. Maxamuud ayaa la filayaa in uu gaaro magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud halkaas oo uu ka socdo shirka dib u heshiisiinta beelaha wada dega go

(April 1, 2015)
Waraysi khaas ah oo uu siiyey idaacadda VOA ayaa Zakariye Ismaaciil Xirsi uu ku sheegay in Al-Qaacida uu xiriirka ka goostay Al-Shabab. Waraysiga ayuu ku sheegay in ururka Al-Qaacida aysan tacsi us
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|