Barmaamijka Faaqiidaadda Todobaadka: Soomaalida iyo Eedaha Argagixisada. [Dhagayso]
(April 24, 2015)
Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadka waxaa uu ku saabsan yahay eedaha soo cusboonaaday ee dhalinyaro Soomaali ee ku nool dalka Maraykan ah lagu eedeeyay taageerada argagxisada. Hoos ka Dhagayso Barn Khudbadii Jimce ee Masjidka Abubakar ee Nairobi Sh Umal.[Daawo Video-ga]
(April 24, 2015)
Nairobi:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu khudbadii Jimce kaga hadlay Cuntada & Cabidda yarayso aad Caafimaadide, Sheekh Umal ayaa waxaa dadweynihii dhagaysiinayey waxaa uu dareensi

(April 24, 2015)
AddisAbba:-Gudoomiyaha rugta ganacsiga dowladda Puntland C/raxmaan Warsame Jaamac oo maal mahaan booqasho ku joogay Itoobiya ayaa waxaa uu kulan gaar ah la yeeshay gudoomiyaha rugta ganacsiga ee Itoob Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaye ee Nairobi Sh Xassan Ibrahim[Dhagayso]
(April 24, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa Khudbadi Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ,Khudbada Jimce ayaa waxaa cinwaankeedu uu ahaa Maxaa u diyaarsatay Maalinta Danbe eaxaa khudbadaan soo

(April 24, 2015)
Istanbul:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Istanbul, madaxda caalamka qaarkood kagala qeybgaley xuska sannadguuradii 100-aad ee ka soo

(April 24, 2015)
Leicester:-Magaceyga waa Maxamed Cabdiraxmaan Axmed (Maxamed Shiine), waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo aad ugu dadaala dhammaan communitiyada kala duwan sidda Muslimka, madowga iyo waliba inta laga ti

(April 24, 2015)
Holland:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigiisa in la qaban doono Mutamarkii sanadlaha ahaa waxaa la qabanayaa 06 -05 ilaa 10-05-2015 Ka soo qey
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|