Wasiirka G/dhiga ee DFS oo dalka Kenya uga qeyb galaya shir looga hadlayo Amniga.
(April 28, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hoggaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Kenya, halkaas oo uga qayb gali doono shir looga hadlayo amniga, w
Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud oo soo gaaray magaalada Garoowe
(April 28, 2015)
Garoowe:-Waxaa dhawaan soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland wafdi uu hogaaminayo Madax weynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud waxaan garoonka diyaaradaha
Madaxda maamulada Soomaaliya oo beri ku wajahan magaalada Garowe
(April 28, 2015)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya  magaalada Garoowe ayaa sheegay in maalinta beri la filayo wufuud ay kala hogaaminayaan Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh. Maxamuud , Madaxwe
Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud oo marti u ah Masjidka Al-Tawxiid Copenhagen
(April 27, 2015)
Denmark:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Copenhagen iyo nawaaxigeed in Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud uu muxaadarooyin ka jeedin doono Masjidka Al-ta
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo furey kal-fadhiga barlamanka DFS (Masawiro)
(April 27, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u daah furey kal-fadhiga lixaad ee barlamanka DFS waxaana munaasabada lagu furay ka soo qeyb galay Raisulwasaaraha DFS Cumar C/
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Booqday Xarumaha Hay’adaha UNICEF iyo UNSOM ee magaalada Garoowe[Masawiro]
(April 27, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27-4-2015 booqday xafiisyada Hay’adaha UNICEF iyo UNSOM ee magaalada Garoowe ee caasimadda D
Madaxweynaha oo soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka jubaland
(April 27, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka ku meel gaarka ee Jubba oo dhowaan looga dhawaaqey magaalad
Xaflada Tartan diineedka dugsiyada sare ee boorame oo la soo afmeeray (Masawiro)
(April 27, 2015)
Boorama:-Munaasabad balaadhan oo lagu soo afmeerayay Tartanka Dugsiyada Sare ee Degmada Boorama oo  dhinaca diiniga ah  ayna soo wadeen qabashadiisa Ururka dhalinyarada Somaliland ee Gobolka Awdal E
Live Tafsiirka Qu,aanka Dr Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq (Dhamaad).
(April 26, 2015)
Norway:- Waxaa haatan si live ah u soo galay Tafsiirka Qu,aanka oo ka baxa Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana akhriya darsiga Tafsiirka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax
1200 Soomaali ah Oo Ka Soo Cararay Dagaalada Yemen Oo Soo Gaaray Boosaaso (Masawiro)
(April 26, 2015)
Boosaaso:-Magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka bari ayaa waxaa maanta soo gaaray dooni sida qaxooti Soomaali ah oo ka soo cararay dagaalada ka holcaya dalka Yemen . Doonida maanta soo gaartay magaa

« Previous PageNext Page »