Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo beri la filayo in uu soo gaaro Boosaaso
(January 7, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Dr Cumar Cabdirashiiid Cali Sharmaake iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa la filayaa in socdaal uu ku soo gaaro magaalada Boosaaso ee xarunt

(January 7, 2016)
Garoowe:-Madaxwayneynihii hore Puntland Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa magalada Bosaso kula kulmay galabta Safiirka Talyaaniga ee Somalia Ambassador Michele Fabrezio iyo sarakiil ka socotay hay'adda

(January 7, 2016)
Dhuusamareeb:-Wafdi ballaaran uu hogaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sh. Cusmaan “Jawaari” ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta

(January 7, 2016)
Cadaado:-Madaxweynayaasha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo si wada jir ah shir jaraa'id ugu qabtay Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Gal-

(January 7, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka soo degay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, isagoo maalinta beri si rasmi ah magaalada

(January 7, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Golaha Waki

(January 7, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka iyo guddoomiyaha Golaha Wakiilada Axmed Cali Xaashi ayaa maanta 07-Jan-2016 waxa ay Guddoomiyaha baarlamaanka iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray Dhuusamarreeb
(January 7, 2016)
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka DFS Prof.Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa gaaray maanta magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud waxaana halkaas ku soo dhaw

(January 7, 2016)
Boosaaso:-Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hugaaminaayo ayaa diyaaradii waday waxaa ay soo caga dhigatay garoonka caalamiga ah ee magaalada Boosaaso. Wafdi Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xiriirka u jartay dowadda Iran.
(January 7, 2016)
Muqdisho:-iyadoo la fulinayo go'aanka ka soo baxay Golaha Wasiirada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ,January 07,2016 , Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga waxa ay
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|