Shirka wadatashig qaranka Soomaaliyeed oo maanta ka furmaya Kismaayo
(January 14, 2016)
Shirka madasha wadatashiga qaranka Soomaalida ayaa la filayaa inuu goor dhow oo maanta ah ka furmo magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana shirka furi doona Madaxweynaha dowlada Fede Wasaarada Arimaha Dibada DFS oo soo dhaweysay magacaabista safiirka cusub ee Mareykanka
(January 14, 2016)
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweyneysaa Safiirka dowladda Mareykanka u rashaxan inuu wakiil uga noqdo dalka Soomaaliya Mr. Stephen Michael Schwartz. Mareykanka waa isb Shirkii madasha wada tashiga qaran ee madaxda Soomaalida oo markii 4aad baaqday
(January 13, 2016)
Kismaayo:-Waxaa maanta markii 4aad baaqday shirkii madasha wada tashiga qaran ee madaxda Soomaalida oo lagu waday in maanta uu ka furmo magaalada Ksmaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland xili u Raacidda Sunada Iyo ka fagoonta Baadilka Sh Maxamed Gaboobe.[Daawo]
(January 13, 2016)
Garoowe:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro cusub oo ka hadlaysa in la raaco Sunada Nabigeena waxaan muxaadarada soo jeedinaya Sh.Maxamed Gaboobe Cabdi sheekha ayaa maalmihii u danbeeyey waxaa ay Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Kismaayo
(January 13, 2016)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud ayaa saaka gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland, Madaxweynaha iyo wafdiga la socda ayaa waxaa ay ka s Mu’assasada Al-minhaaj faraceeda gobolka bari oo maanta tababar Mu’diniinta u qabatay.[Masawiro]
(January 12, 2016)
Boosaaso:-Tababar labo cisho soconaya ayaa maanta magalada Bosaso loogu qabtay mu'adiniinta masaajida magalada oo ay soo qaban qaabisay mu’asasada Al-Minhaaj ayaa waxaan kasoo qayb galay , was S/Land: oo xukun ku riday rag faafinayey madhabka baadilka ah ee Shiicada (Dhageyso)
(January 12, 2016)
Hargeysa:-Maxkamadda degmada Hargeysa ee Somaliland ayaa maanta xukun xadhig, ganaax iyo masaafuris isugu jira ku ridday saddex qof oo laba ka mid ahi ay u dhasheen dalka Pakistan, kuwaas oo ku eedays Shirkii madasha wada tashiga qaran ee madaxda Soomaalida oo markii 3aad baaqday
(January 12, 2016)
Kismaayo:-Waxaa maanta markii saddexaad baaqday shirkii madasha wada tashiga qaran ee madaxda Soomaalida oo lagu waday in maanta uu ka furmo magaalada Ksmaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.s Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo soo dhaweeyay Markabkii ugu horeeyay oo sida qalabka lagu balaarinayo dekadda magalada Bosaso.
(January 12, 2016)
Boosaaso:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Markab sidda agab kala duwan oo la doonayo in lagu ballaarinayo Dekedda weyn ee magaalada Boosaaso. Markabkii sidda qalabka Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS oo si weyn loogu dhaweeyey Kismaayo.[Masawiro]
(January 12, 2016)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sh.Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad, Was
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|