Qarax caawa ka dhacay Makhaayada ku taal magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo
(March 10, 2016)
Garbahaarey:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in caawa uu ka dhacay Qarax Makhaayada ay dadweynuhu ku caweeyaan. Qaraxa ayaa waxaa ka dhashay khasaaro le

(March 10, 2016)
Garoowe:-Wafdiga ka socda dowlada Puntland oo uu hogaaminaya wasiirka arimaha gudaha dowlada Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash gudoomiyaha baarlamaanka dowlada Puntland Axmed Cali Xaashi, Wasiirka

(March 10, 2016)
Garoowe:-Kulankii Golaha Wasiirada dowlada Puntland ayaa waxaa looga hadlay ka hortagista khataraha dhanka amniga waxaana laga soo saaray qodobo kala duwan waxaana ugu muhiimsanaa fejignaan dhanka amn Madaxweyne Gaas oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Somalicabel.[Dhagayso]
(March 10, 2016)
Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Somalicabel waxaan laga waraystay safarka uu hadda ku jooga Maraykanka iyo kulamada uu la qaat

(March 10, 2016)
Galdogob:-Tuulada Qansaxle oo dhinaca waqooyi bari magaalada Galdogob ka xigta qiyaastii 18KM ayaa booqashadeeda Mu'assadu Minhaaj uga gol lahayd u kuurgalida habka waxbarasho ee dugsiga iyo wadcigeed

(March 10, 2016)
Galdogob:-Kulanka oo ahaa martigalin, soo dhawayn iyo isbarasho ayaa jimcadii 4/3/2016ka wuxuu ka dhacay xarunta Mu’assasada ee magaalada Galdogob, waxgaradka beeshaas oo iskugu jiray odayaal dhaqam Dagaal ka socda deegaanka Miir-Taqwo ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
(March 10, 2016)
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Dagaal u dhaxeeya ciidamada DFS iyo kooxda Al-Shabaab uu saaka ka socda deegaanka Miir-Taqwo ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Daga
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|